TIENS GROUP Somalia
Dawadu waa herbal
+252617268841
Company ga TIENS waxyaabo badan buu soo
saaraa , balse anaga ahaan waxaan ka dalbanaa
food supplements/ cunto caawiyeyaasha waa
waxsoosaar tayo leh oo Lagu daweyn karo cudur
walba oo dadka Ku dhaca .
08/12/2020
Qabriyada Waxaa Ka Buuxa Dad Badan Oo Ku
Fikiri Jiray Marka Aad Weynaato Ayaa Wax
Wanaagsan Qabanaysaa Ama Sanadka Dambe Ayaa Isbedel Samaynaysaa.
Majiro Qof Lagula Balamay Inuu Sii Noolaanayo
Ilaa Uu Waayeel Ka Noqonaayo Ha Sugin Waqti
Kale Haddii Saaki Waaggu Kuu Baryay Ilbidhiqsi
Kasta Aad Neefsataa Waa Fursad Kale Oo Alle Ku Siyay Ee Ka Faa’Ideyso.
Maalin Kale Oo Qurux Badan Rabow Maalineynan Ka Yeel Maalin Wanaagsan.
08/12/2020
Masha ALLAAH Look at this
woooow Amazing
when you have ,
like this for
sure you will succeed insha ALLAAH
's
07/12/2020
"caafimaad qabka dumarka waa wadada kaliya lagu heli karo bulsho caafimad qabta"
baaritaan ay sameesay hay'ada caafimaadka aduunka oo marka laso gaabiyo magaceeda looyqaano (WHO) dumarka kunool dunida
boqolkiiba sideetan 80% in ay la il daranyihiin xanuunada Ama dhibaatoyinka ku dhaca habdhiska taranka (Gynocological problems),
boqolkiiba lixdan iyo sadax 63% oo kamid ah dumarkaas waxa usabab ah xanuunkooda agabka ay isticmaalayaan xilliga dhiiga caadada Ama xeydka sida xafayada Ama always ta sidad utaqaan.
AIRIZ SANITARY NAPKIN
waa xafayad ama always sidaad utaqaano kaaso kasameysan suuf jilicsan oo waliba daaweysan, wuxuuna dhameystirayaa baahida
dumarka ee xilliga caadada Ama xeydka. waana xal cusub oo lohelay dhamaan dhibaatoyinka laxiriira caadada iyo habdhiska taranka ee dumarka.
faaidooyinka ay leedahay AIRIZ SANITARY NAPKIN
1) Waa qashin saar (cleansing) waxey awood uleedahay waxwalba oo wasaq ah iney soo saarto iyadoo soo nuugeysa.
2) Waxey ka hortagtaa bakteeriyada dhibaatada wadata iyo fangalka (protect harmful bacteria and fungi).
3) AIRIZ SANITARY NAPKIN waxey
kasameesantahay wax yaabo dabiici ah oo kujirin kiimiko (chemical).
4) Waxey ufiicantahay cuncunka iyo caabuqa (irritation and infection) ku dhaca xubinta taranka ee dumarka.
5) Waxey ufiicantahay xanuunada yimaada xiliga caadada sida dhabar xanuun calool (xundhur) xanuun iyo wixii lamid ah.
6) Waxey kahortagtaa cabuqa ku dhaca marinka kaadi mareenka ee dumarka (urinary tract infections).
7) waxey leedahay sideed lakab (8 layers) oo midba faaido gooni ah leh☝☝☝☝☝
kuhelikaraa?
Waxad naga lasoo xiriiri kartaa whtsapp
+252617268841
06/12/2020
Waa dhalinyaro somaliyeed oo ka dhabeeyey hadafkooda una hagar baxay bulshadooda gaarsiiyeyna fursad caafimaad iyo mid dhaqaaale
Dhalinyaradan waxay abuureen hab ganacsiyeed wadankeena ku cusub waxay ku qaaadatay mudo 6 sano ah in ay dadku fahmaan shaqadan alxamdulillah maanta waxay xarumo ku leeyihiin dhamaan gobolada
wadanka caasimada mogdishona ilaa 5 xarumood ayaa ku yaaala hada waxa la howl gala in ka badan 60kun oo qof dhamaan Somalia hada shaqadani wey hirgashay qoysas
badan ayaa noloshooda maaraysay kuwa cusubna wey abuurtey dad badan ayaa ka abuuray dhaqaaale aad u tiro badan
Dhalinyaro badan wadanka bixi lahaana wey nagaysay dhalinyartani dhibkastoo ay ka mareen hirgalinta fursadan maanta midhaheedii ayaa la gaaray
Tanina guul kale oo umadeena usoo hoyatey iyo fursad cajiiba oo dhamaanteen ina deeqda
Aam midowno oo aan wax WADA qabsano
Kusoo dhawoow www.tiens.com
Wali dadku waxay la yaaabanyihiin sababta aan dadka ugu casuunmo fursada ganacsi
Taas mac naheedu waa
Ahmed
BETTER TIENS BETTER LIFE
05/12/2020
XASAASIYADDA ISKA DAAWEE ADIGA OO GURIGAADA JOOGA.
❓
Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka,
balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro,
Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtàan.
.
- Cun-cun sanka iyo indhaha ah.
-duuf kulul iyo ilmo kulul.
- Jirka oo ku cun-cuna,xoqma oo dhiiga.
- Nabro yar-yar oo guduud ah oo maqaarka kaasoo y
aaca oo cun cun badan bararna leh.
- Barar sanka carabka iyo indhaha ah.
- hindhiso ama neefta oo ku dhibta.
- qufac saaid ah mararka qaar.
❓
Cilmi-baadhayaashu Ma caddeen wali sababta habka difaaca jidhku uu u sababo fal-celin xasaasiyad leh marka walxaha caadiga ah ee aan khatarta lahayn ay soo galaan jidhka.
Xasaasiyaddu qayb ka mid ah ayaa la socota hiddo-wadayaasha waalidiinta. Tani macnaheedu waxaa weeye waalidiinta ayaa u gudbin kara carruurtooda xasaasiyadda.
Xasaasiyad gaar u ah waalidiintada k**a dhaxli kartid Tusaale ahaan, haddii hooyadaadu xasaasiyad ku leedahay Digirta, macnaheedu maahan inaad adna digirta ay qasab tahay in aad xasaasiyad ku yeelato balse waxyaalo kale ayaad xasaasiyad ku yeelan kartaa oo aad ka dhaxli kartaa.
.
1= CAYAYAANKA: Qaniinyada kaneecada,in aad caaro taabato ama baran-baro.
2=CUNTADA: Hilibka kaluunka, looska, caanaha,digirta,ukunta iyo qaar kale oo badan.
3=DAAWADA: sida Penicillin ama sulfa iyo qaar kale.
Qof walbana xaasaasiyada waxaa ku kiciya shey ama dhowr shey oo kuwaan kamid ah,
Waana muhiim qofku in uu ogaado waxa ku kiciya xasaasiyada si uu uga dheeraado.
.
Habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo xasaasiyadda waa in laga fogaado wax kasta oo kugu kicinaya xasaasiyad, Haddii aysan suurtagal ahayn, waxaa jira fursado daaweyn ah oo la heli karo.
Daawada xasaasiyadda waa in laxiraa dheecaanka histamine oo ah kan kiciya xasaasiyada si dheecaankaas loo xirana waa in la qaataa daawada antihistamines ka ah.
SIDEE ADIGA OO XAAFADAADA JOOGA AAD ISKAGA DAAWEYN KARTAA XASAASIYADA❓
1=
moosku waxa ku jirta maado layiraahdo antioxidant taas oo aad faaiido ugu leh in ay baabiso dhamaan bararka iyo nabarada ay keentey xasaasiyadu.
Sidoo kale waxaa ku jirta patashiyum oo isku dheeli tireysa biyaha dhecaanada jirka ay saameysey xasaasiyadu.
Hadii aad cun-cun faro badan maqaarka ku leedahay soo qaado diirka mooska kadib si fiican ugu xoq meelaha ku cun-cunaya ama nabarada iyo bararka leh.
2= .
In aad cabto mar walba cabitaan liin rasiin ah ayaa kaa caawineysa in aad ka hortagto xasaasiyada jirka,
Kumiiro galaas barkiis oo biyo ah liinta kuna darso qaado malab ah cabna aroor walba.
Taas ayaa ka hortag u ah xasaasiyada daawana u ah jirkana kasaari doonta sunta.
3=
Sanjabiisha waxa ay qani ku tahay Antihistamin oo awood u leh in ay xir-xirto unugyada Soo saaraya Histaminta kicisa xasaasiyadda
Ku isticmaal sanjabiisha in aad shaah kulul ku darsato dabadeed aad cabto ama caadi aad u ruugto oo aad cunto maalin walb.
4=
Hadii aad xasaasiyad jirka ah leedahay iyo cun-cun siyaado ah babaygu waa daawo muhiim ah oo aad ku raysan karto hadaad isticmaasho,
Soo qaado babayga si fiican u mar-mari meelaha aad xasaasiyada ku leedahay daawo wanaagsan oo aad ku raysan karto ayuu leeyahay babaygu.
5=
Toontu waxay hormarisa difaaca jirka sidoo kale waxa ay koontaroosha elerjiga waxayna daawo utahay caabuqyada kala duwan,madax xanuunka iyo Hindhissada.
Hadaba si aad uhesho daawoyin kuhaboon
Xanuun kan waxaad laxariiri kartaa
What's up kan +252617268841
Siina share garey si qof walpo upaahan
Uga faaideesto ➡➡➡➡MAHADSANIDIIN
04/12/2020
Waa qaar ka mida dadka noloshooda badalay ee u danbaysay
Waxay inala wadaagi doonaan halka ay ka yimaadeen ka hor fursad dahabiga ah sida noloshoodu ahayd caqabadihii ay ka gudbeen iyo halka ay maanta joogaan
Kuwani waa haldoor kuwani waa tusaale dhamaan umada somaliyeed kuwani waa cadayn in la guuleysan karo noloshana la badali karo
Aan u istaagno kuna hambaliyeyno guusha ay gareeen tuusalena ka dhigano
Xigasho Khalid Ahmed Mohamoud
❓
iyo kadimareenka
waa mid ku badan dhulkeena, taas oo ay ugu
wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena.
Maxey ka samaysan yihin dhagaxaantaas❓
horta dhagaxaantani maaha sida kuwa ciida ka
samaysan iyo macdanaha kle ee aynu dhulka ku
aragno, ee kuwani waa kuwo ka duwan kana
jilicsan kana samaysma macdan laga helo kaadida
iyo jidhkeena, taas oo ayno ka helno cuntooyinka
aynu quudano .
Dhagaxantani waxaa leeyihiin dhawr nooc , se waxaa ugu muhiimsan afartani nooc
calcium stone (75%)
Struvite stones (15%)
Uric acid stones (6%)
Cystine stones (2%)
1, Markaa ka ugu badan waa (calcium oxalate) kaas oo samaysma marka uu qofku cuno cunto aashatadu
ama dhandhanaanku ku badanyahay/cusbadu .
(calcium oxalate) sideedabana waa cusbo aashato
wadata (salt of oxalic acid).
2, (struvite stones) noocani
waxa keena waa caabuq ku raaga kalyaha ama kaadi mareenka (chronic urinary tract infections)
markaa bacteeriyaa keenta cabuqaas ayaa waxa
kaadida ku sii daysaa macdan loo yaqaano (ammonium,) ammoniumtaasina waxaa la fal gashaa macdan kale oo kaadida laga helo oo looyaqaano (phosphate,)falgalkaasina waxaa uu sababayaa inuu dhagax samaysmo .
3, (uric acid stones) noocasina inta bdan waxaa keena hilibka kalunka iyo macdano kale oo badan
Maxaa keena in dhagaxaantu kilyahaaga fadhiistaan❓
kolay waxkastaba wax bey ku yimadaan, sideedaba dhagaxaantu ma fadhiistaan kilyaha oo kali ah, ee waxe fadhiisan karaan meelkasta oo kamid ah kaadi mareenka.
haday tahay kaadi haysta, tuunbooyinka kaadida ka soo qaada kilyaha iyo inta u dhaxaysa kaadi haysta iyo ibta kaadidu ka soo baxayso .
Waxaa jira qodobo caawiya ama ka qayb qaata in dhagaxaantu ku samaysanto kilyaha ama
Kaadi mareenka .
Fuuq bax ama biyaha oo jidhkaaga ku yaraaada sida qofka oo hawl adag qabtay biyo badan ka bexeen islamarkaana aanu wax biyo ah cabin iyo qofka oo sidiisaba aan biyaha cabin ama aan joogtaynin.
Caabuq ku dhaca kalyaha iyo kaadi mareenka
Xanibaad (obstruction) kaadi mareenka
iyo dhawr qodob oo kale sida boratiinka oo la badsado iyo cuduro la kala dhaxlo
Dadka fadhigoodu badanyahay ee saacado badan fadhiyaa waa ugu halis badanyihiin dhagaxaanta kalyaha kuwa fadhigoodu yaryahay.
❓
In aad qaliin marto oo lagaa soo saaro
Dhagaxaanta meesha kujirto
Kadibna aad isticmaasho daawoyinka DR ka kuu qoray
AMA
Inaa aad iska daaweyso adigoona lagu qalin
Shaqadaada ne iska wato
Muddo kooban ne uskaaga dapar jarto xanuunkan
Adigoona qaliin marin waxaad laxariiri kartaa
What's up kan +252617268841
Una sii share garey si dadka oo dhan uga faaidestan
03/12/2020
What a powerfull product are coming this
month is available come soooooooon
New year new products new progress
02/12/2020
Caado wareerka waa xaalad aad u badan, badanaa dumarkane boqolkiiba illaa 30% ay ka sheegtaan, waxaa loo kala qaybiyaa illaa 4 qeybood:
A- Caadada oo kala fogaato (35 maalmood iyo wixii ka badan)
B- Caadada oo isku soo dhawaato (bishii laba jeer ama ka badan)
C- Caadada oo mudadeeda dheeraato (dhiig bax leh)
D- Caadada oo la waayo (saddax illaa lex bilood ama ka badanba)
Waxyaabaha aan cudurka ahayn oo keeni karo waxaa ka mid ah:
1- Diiqada, welwelka, caadifadda iyo cabsida ama naxtinta
2- Caadada marka ay cusubtahay waxay qaldantaa dhowr bilood inta ay ka tooseyso
3- Cunno xumida iyo mataga joogtada ah
4- Jimicsiga badan (badanaa haweenka jimicsiga badsada caadadooda way qaldantaa).
5- Daawooyinka qaar sida kuwa uurka looga hortago.
6- Cabsi uur ama qofka inuu ka welwelo in uu uur qaadi waayo markii arooska uu cusub yahay oo kale.
7- Sigaarka iyo cabidda aalkoloda ama maandooriyayaasha kale.
8- Naasnuujinta.
9- Xilliga h**e ee dhalmo dheyska.
10- Haddii aad xiran tahay qalabka uur ka hortagga.
11- Miisaankaaga oo si dhakhso ah u koro ama u dhaco.
12- Haddii mar dhow aad dilantay ama lagu soo xaaqay.
Waxyaabaha cudurka ah oo keeni karo caado wareerka waxaa ka mid ah:
1- Xaaladaha uu kacsanyahay ama uu dhacsan yahay qanjirka thyroodhka (Ka akhriso halkaan)
2- Xanuunada haweenka sida caabuqa minka, tubooyinka ama ugxansidayaasha.
3- Khalal ku dhaca hormoonada khaas ahaan kuwa kontoroola caadada.
4- Haddii aad qabtidxanuunka "ugxansidaha fiixda leh" (Ka akhriso halkaan)
Sida caadiga ah, haddii caadada la waayo xilligeeda waxa ugu h**eeyo oo lagu fekiro waa in uur uu jiro iyo in kale.
Haddii uusan uur jirin waxaa muhiim ah in qofka la gala taliyo waxyaabaha sida dabiiciga u keeno caado wareerka oo aan kor ku soo xusnay.
Haddii qofku daawo qaato caadada saamayn karto waa in lala socodsiiyo, cunno dheellitiran lagula dardaarmo, welwelka iyo walbahaarka la yareeyo, jimicsiga siyaadada ah laga fogaado IWM.
daweyaa cado wareer ka?
Walal waxa lo is tic malaa dawo yinka shashada kaga muqda wadawoyin herbal ah lana soo war shadeeyey hablo badan ay qateen dawoyinkaan uu alle kucafiyey wamahad alle.
kuhelikaraa?
Waxad naga lasoo xiriiri kartaa
+252617268841
Dadka ugu quruxda badan dunida?
29/11/2020
SU'AALAHA WARAYSIGA
Su'aal 1aad;
- Nooga warran naftaada?
Jawaab;
Inta badan 95% su'aashan waxay noqotaa midda ugu horraysa ee qofka la waydiiyo, waxaana lagu ogaadaa in tartamuhu leeyahay awood uu isugu keeni karo labada arrimood ee kala ah;
a. Bixin xogtiisoo dhammaystiran.
b. Waqtigoo uu soo koobo.
Waxaa qofka laga rajeeyaa jawaabtiisa iney ku jirto;
1. Magaciisa oo dhammaystiran.
2. Sanadka dhalashada.
3. Goobta uu ku dhalashay.
4. Goobta uu kusoo barbaaray.
5. Waxbarashadiisa diini iyo maadi.
6. Khibraddiisa shaqo iyo goobihii uu kasoo shaqeeyey.
7. Sababta uu ugasoo tagayo ama uga tagey shaqadii h**e.
Ka warran haddii lagu waydiin lahaa su'aasha ah;
- ?
Jawaab tadab waa mid radin rabto imbadan hadaba muhimada ogow in ad shaqalinimo uqal min adna tahay dhayman isbadal sameyn kara hadba hadii ad doney sid fursad hor mar buux da kuu leh waxad nagala soo xiriiri kartaa
what's up +252617268841
SHARE dheh si looga faa'iidaysto
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu