Dalka media production

Dalka media production

Share

wararka warbixinada dhacdoyinka shactirada iwm

27/04/2025

Waxaan dad ma dhalin baa?

19/03/2025

Garaad jaamac gaaraad Cali iyo garaadadii kale maamulka iyo shacabka

13/01/2025
11/12/2024

Ciidanka jubaland oo dhaar ku maray inay ka sifayn doonaan mooryaanta xamar laga keenay ee jooga raaskanboni ayaa saka waabarigii 6 aag kaga soo qaaday dagaal noociisa aan horay loo arag

Ciidanka jubaland oo ah ciidan ciidoodii jooga kalana yaqaana wadanka ayaa dhako faar ku riday moryaantii ina suubane

Moryaanta oo dal iyo dad mid na aqoon baa saaka kala carar iyo kabtay meeday ka dhacday

Wararku waxay sheegayaan in dhawr iyo toban moryaan ah dhinteen qaarna nolosha lagu hayo

Cidanka jubaland waxay gacanta ku dhigeen dhawr gaadhi oo moryaantu wateen

Guul jubaland💪💪💪💪💪💪💪💪

11-12-2024 wednesday today
Dalka media production @

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu