Dabshaan media

Dabshaan media

Share

Sportsman

21/05/2021

Masha allah πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

21/05/2021

Kulan loogu duceynaayey walaalaheena falastiinπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

21/05/2021

Waxaan jooga gantaalaha adna xagee madaaficdan joogaa kkkkkk

Photos from Dabshaan media's post 21/05/2021

Boqolaal shacabka reer muqdisho ayaa walalaheena falastiin duco qur,aan akhris ugu sameeyey beerta banaadir ee magaalada muqdisho

Shacabka ladulmiyey ee reer falastiin ayaa udulqaadanaayey muda dheer dhibka yahuuda ku heyso dhulka barakeysan ee magaalada qudus
Hadaa nahay shacabka soomaaliyeed maqaadan doono dulmiga gaalada meel walbo ay joogaan
**K

16/05/2021

Halista ka dhalan karto
Hubka yar yar ee caruurta loo iibiyo
War bixin daawo

16/05/2021

Halista ka dhalan karto
Hubka yar yar ee caruurta loo iibiyo
War bixin daawo

14/05/2021

Sheeko Qosol Badan
Labo nin oo aad isku nebcaa oo colaad weyn ka dhaxeysay aadna isku xasdi jiray ayaa maalin Iyagoo badda ku dabaalanaayo mid ka mid ah wuxuu ku dhex dhacay moolka badda.

Kii kale ayaa ka daba galay oo soo qabtay markuu banaanka u soo bixiyay ayuu waxuu dhahay ninyahow maanta kaama fileen inaad i bad baadineyso maanta laga bilaabo wax colaad ah oo aan ku qabo malaha waana ku mahadsantahay .

Kii kale ayaa dhahay war ninyahow wax naxariis ah iyo asxaan ah nagama dhaxeyso ee waxan maqlay ninkii badda ku dhinta inuu yahay shahiid sidaas darteed waxaan diidana inaad janada iiga hormartid……………………………..
πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
. PAGE KA LIKE SAAR SI AD U HESHO SHEEKOOYIN DHEERAAD AH

10/05/2021

Dhambaal gabay oo dhulka ah

30/04/2021

Libaaxi baxsadka ahaa ee hargeysa oo nolasha la dhaafiyey

30/04/2021

Gen: nuur oo ka Hadley qorshe qarsoonaa

30/04/2021

Bootin yaab leh bal ila daawo

28/04/2021

Wararkii ugu dambeeyey dalka iyo xil ka qaadista rooble

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu