Cidanka Gaarka kgs
At work this (effect AS KHAWAARIJ
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Rajicuun
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Taliyihii guutada 8-aad Qeybta 60-aad CXD iyo Saraakiil oo shahiiday iyagoo ku jira hawl-gal lagu beegsanayey kooxaha Khawaarijta ah
Gaashanle Maxamed Dheere waxa uu ahaa sarkaal kaalin mug leh ku lahaa xaqiijinta ammaanka Dalka gaar ahaan Deeganada Koonfur Galbeed iyo la dagaallanka argagixisada, iyadoona lagu Xasuusto Howlgaladii lagu jabiyey Khawaarijta ee uu Hogaamiyey
Waxaan Alle uga baryayaa Sarkaal Maxamed Dheere iyo Gudoomiyihii h**e Degmada Diinsoor Abdisalaan Haaji Siidow Saraakiisha iyo Askartii la Shahiiday in uu hoygooda uu ka yeelo Jannatul Firdowsa, simir iyo iimaanna ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ay ka tirsanaayen
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
HEESTA GUUL AMA GEERI IYO KOOXDA HIDDO.
MIRAHA HEESTA: ABWAAN CABDI DHUUX YUUSUF XASAN.
LAXANKA: ABWAAN XERSI DHUUX MAXAMED
Hambaliyo Hambaliyo ciidanka xooga dalaka somalia
Mailaabeyno shuhadadii kugeeriyoorey difaaca qaranka
Qisadii nabi suleiman. Cs
Iyo boqoradii balqiisa
Last game
Qabiiladaan ___la soosheegey
Qabiilkee_____ ugu__ fiican
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |