Mohamed dable official

Mohamed dable official

Share

hadafkeygu waa hormarinta
nafteyda iyo nafa kalaba

28/08/2023

Ku Soo dhawaada asxebey barmaamij xiiso like shere folow

11/06/2023

Faa idada Laga helo qofka idaa waqaco aqristo

20/04/2023

29/03/2023

Will yar ayaa beri damcay inuu naftiisa hormariyo uuna hormar gaaro markaas ka bacdi waxuu utagay Oday waa yeel ahaa waxuu
Ku yiri nin yahaw inaan hor mar gaaraan rabaa maxaad igula talineysaa waxuu ku yiri oadaygii beri
Ayaan jawaab ku siinayaa igu imow Bada malintii danbe wiilkii uyimid
Odaygii waxa uu yiri Bada nagali aan wada dabaalanee markii Bada muda kuwada dabaalanayeen ayuu odaygii
Wiilkii yaraa qoorta qabtay oo uu biyaha ku celiyay muda markii uu ku hayey oo indhihii casaadeen ayuu sii daayey markaa ayuu wuxuu ku yiri wiilow intaa biyaha ku jirtay waxaa aad ubaahneyd maxey ahaayeen?
Wiilkii waxuu ku jawaabay inaan hawo helo ayaan ubaahnaa
Odaygii ayaa yiri markaas sida aad ogsegen ugu baahneed ilaa aad sidaas oo kale ugu baahtid waxaa aad jeceshahay oo ah guusha magaareesid!
Np sheekada nuxurkeeda hadaad rabto inaad guul gaartid waa iney baahi weyn kuu heyso waxaad rabto

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Yaqshiid/juungal
Mogadishu
021345678

Opening Hours

Thursday 19:00 - 07:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00