somali queen

somali queen

Share

kuso dhawow page keyga waxan diyar u ahy inan kuso bandhigo isqurxinta dumarka

23/08/2023

somali queen

23/08/2023

somali queen 👸

11/08/2023

Maaskaro DIY ah oo coffee iyo huruud iyo malab oo ka cawin doona iftiimin wajiga iyo maqaarkaaga

Coffee iyo huruud waxa uu kaa caawinayaan in uu iftiimiyo maqaarkaaga iyo wajigaga Isku day waji-xidhaha wejiga kafeega DIY si aad u wanaajiso caafimaadka maqaarkaaga oo aad u hesho dhalaal Qurux badan🌼

Hadaba maxad samenesa

1:qaando coffee ah
2:qaando huruud ah
3:qaando malab ah
Isku qas kdib wajigaga ku dhaqo face wash ad istcmaasho kadib marso wajiga ku haay 30-1hr wad arkee natijada

25/11/2022

Face dary (wajiga qalelka ah)

Haddii aad wajiga ka qalalantahey.

Isku darso oo marso.

🍌Moos.

🍯malab.

xabadsowdo.

Rose water.
🍌mooska jajabi/burburi intaad shey yar ku rido.

Ku dar malabka iyo Twofold cream-ka badana mama laga helo dalkenna twofold creanka.

badelkiisa ku darso saliid qunbe🥥

Xabadsowdada iyo rose waterka ku sii dar is fiican is kugu walaaq.

Haddii aad ka ilaaliso gacanta oo aadan galin.

Waxaad gashan kartaa finijeerka/talaagada maalmo baad marsan kartaa.

Isbuuci labo jeer baa kugu filan.

Next post maxan ka so dhigaa gabdho?

21/11/2022

WAJIGA QALALAN SIDA LOO KAREMADKA LAMARIYO IO MASKIGA UFIICAN.

1
isticmaal facewash logu tala galay wajiga qalalan ,marnaba haku dhaqin waigaaga saabuun waayo wajiga waxay ka nuugta saliida dabiiciga waxay na so dadajisaa gabowga

2
1 Qaado caano boore
2 1Qaado malab
3 Saliida looska 1QAADO
4 3qaado yogurt ama caano garoor
5 1Qaado qumbe shiidan ama dacar shiidan oo powder ah ,intaa isku qas ee mari wajigaaga 30 daqiiqo kadibna ka dhaq oo marka dhaqdid mari salid saytun kuna masajee si uusan wajigu kuu qalalin.

3
WAxa jira karemo badan oo lo isticmaalo wajiga qalalan sida cream -e cream io karemo badan oo qooya maqaarka qalalan

gurigaaga joga xita wa samaysan karta karem logu tala galay wajiga qalalan Wxa ubahan tahy:
1 dacar 1qaado
2 Vitamin e coupsule 8-10 xabo
Isku qas ilaa uu karem ka noqdo kadibna weel kushubo dabool ee marwalbo wajiga marso si uu kaga ba'o qalaylku 🙏
Follow,like,share,comment

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Madina
Mogadishu
2526