wax tarka dunida
(som)-wax walba:wararka sports qoralo
__๐ค wellcom/soo dhawaw
(ing)--Everything: sports news article
ูุฐุง ููุงู ุงููู ุฐ
09/05/2023
Goolka qosolka leh ee laga dhaliyay Manchester City xilli ciyaareed cajiib ah โ Vini Jr. ayaa hadda ah kan ugu sarreeya adduunka ๐
09/05/2023
_____ใ" Xanta๐๐ณ๐____
09/05/2023
Inta badan kulamadii Champions League ee uu tababare abid sameeyo:
190-Sir Alex Ferguson
190-Carlo Ancelotti
๐ง ________๐๐ . ?
09/05/2023
SHAACIN.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wax ay shaacineysaa in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May 2023.
Haddaba waxaa la farayaa Ardayda, Waalidiinta, Macallimiinta iyo Maamulayaasha in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka Maalmaha yar ee ka dhiman.
Guul baan u rajeyneynaa Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed.
Wixii faahfaahin ah, Fadlan kala xiriir
Xafiiska Warbaahinta iyo xiriirka Bulshada.
Wasaaradda Waxbarashada JFS.
E-mail: [email protected]
Facebook:
Twitter:
06/04/2023
๐ฃ๏ธKai Havertz oo ka hadlaya qaab nololeedka Kante:
โDhammaan ciyaartoyda kubadda cagta ma wada jecel raaxada, tusaale ahaan, NโGolo Kante waxa uu isticmaalayay isla taleefoon muddo 10 sano ah, wax dan ah uma hayo baabuurta, wax dan ah uma hayo dharka, ma ahan dukaanle, ma xiiseeyo. raaxada nolosha, aad ayuu uga duwan yahay." ๐ค
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu