Galkacyo online marketing
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galkacyo online marketing, Health/Beauty, Mogadishu.
24/01/2020
Is bar bardhiga shaqo cadi ah iyo ganacsi caadi iyo ganacsigeeda
20/01/2020
Asalaamu calaykum dhamaan muslimiinta waa xalaqadeenii 3aad ee qormadeenii TIENS DIINTA ISLAAMKA MAXAY KA QABTAA?
maanta waxaan ka hadli doonaa NETWORK MARKETING BUSINESS
qormadii 2 aad waxay inoo maraysay qeybaha direct selling business oo u kala baxayey labo qeybood
1. Single level marketing: oo ah inad ku biirto shirkada adigoo ka iibsanaya package ka h**e (product+ percentage) , kadibna aad sameyso koox macmiil ah oo aad ka iibiso waxsoosaarka shirkada, waxadna ka heleysaa gunno (bonus) ama commission.
Horayna wan usoo sharxay qeybtaan
Halkaan ka akhri xaqlqadii h**e👇
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2298047107152925&id=100008429731205
2. Multi level marketing(Network marketing) :waa suuqgeyn wadareedka faca leh ama suuqgayn shabakeed(Network marketing) .
Net+work= team + work.
Waa nidaam ganacsi aad ka dhex dhisan karto Ganacsiga iibka tooska ah , waana nidaamka ugu fiican ee ganacsi qarnigaan 21aad.
Muxuu yahay Network marketing ama MLM ?
MLM business waa in aad company ga ku biirto package(xirmo) na ka iibsato(package ka waxaa lagu iibsadaa lacag waana lacagta kaliya ee ganacsigaan kaa galeysa , waana lacag u dhexeysa 100$ ilaa 1,000$ , waa lacag aad u yar marka laga hadlayo ganacsiga).
Kadib markad package ka iibsato waxad heleysaa products(waxsoosaar) adigoo iibsanaya nooca aad jeceshahay, iyo percentage(boqoley) oo ah waxad ka heli doonto 100$ aad iibiso kusoo biirida kadib.
Sidee loo dhisaa Network marketing?
Waa wax sahlan: markad iibsato package waxad baranaysaa wax walba oo ku saabsan company ga aad ka tirsantahay , kadib waxad keenaysaa 2- 4 qof oo shirkada kugula biirta, kana shaqeysa sida adigoo kale .
shaqada la qabanayo waa maxay ?
Shaqada waa keenista dadka iyo wax baridooda .
Tusaale adigoo leh 15℅ ayaa waxad keentay 2 qof oo asxaabtaada ah , waxad u sharaxday habka loogu biiro shirkada iyo waxa laga qabanayo , way ku qanceen wayna kugula soo biireen , midkiiba wuxuu iibsaday package ka 400$ , mid walba wuxuu leeyahay lacagta uu bixiyey product u dhigma, boqoleey, iyo ID card kii ay ku howlgali lahaayeen .
Adiga waxaad leedahay (400x15℅)x2 = 120$ .
Lacagtaas aad heshay waxaa la dhahaa direct bonus( Gunnada tooska ah) .
Asxaabtaada mid walba wuxuu keenayaa 2 asxaabtiisa ah , tusaale mid walba wuxuu iibsaday package ka 400$ , waxaa team kaaga kusoo biiray 4 qof , mid walba wuxuu leeyahay products,percentage iyo ID card.
Labadii aad adigu keentay mid walba wuxuu leeyahay 120$ .
Adigana waxad leedahay Indirect bonus( gunno aan toos ahayn) , waxaadna ku heshay maadaama dadkaas dambe adiga sababtooda aad lahayd , waxaana ku siinaya shirkada.
Yacni qof walba wixiisa ayuu leeyahay.
Tusaale Indirect bonus hadad leedahay 5℅
Waxad leedahay (400x5℅)x4= 80$
Sidaas ayad mar walba lacag u heleysaa waa hadii teamkaaga sii shaqeeyo , yacni 4 tii dambe min 2 keenaan oo 8 qof kugusoo biirto
8x400$= 3,200$ iib ah ayad sameysay
Waxad leedahay (400x5℅) x8 =160$.
Mar walba oo ay dad kugu soo biiraan bonuses bad leedahay.
Hada wan aragnay micnaha multi level marketing
Waa suuqgeyn, fac fac leh , misna lasii badanayo.
8da qof oo min 2 keentay, waa 16 qof kale, 16x400$=6,400$ iib ah
Waxaad leedahay (400x5℅)x16= 320$
Marka xigta 16 min 2 qof = 32qof cusub
32x400$=12,800 iib ah
Waxad leedahay(400x5℅)x32 =640$
Sidaas uun Ku wad , mar walba oo team kaada bataan iibkaaga ayaa badanaya , haduu iibkaaga batana commission(gunno) kaaga ayaa badanaya .
Waxay ilatahay inad fahantay net+work marketing.
Networking is better than notworking .!
Adiga waxad dhistay system ganacsi oo faaido badan , system kaan lagaama dhici karo, bil walba, asbuuc walba lacag ayuu kuusoo saarayaa , canshuur kiro iyo koronto lagaama rabo , waa fursad ganacsi aad u fiican, dhaqaalaha kusoo galaya ma ahan mid adiga kugu xiran wayo system ayad dhistay .
System(nidaam) waxaa la dhahaa wax shaqeynaya adigoo maqan iyo adigoo joogaa.!
Dhaqaalahaaga waxad gaarsiin kartaa asbuucii 1,000-10,000$ hadba sidaad team kaaga u balaariso , hada waxaan sharxay waa nidaamka labo labada yacni qof walba inuu labo qof kaliya kusoo daro system ka , waxad ka dhigi kartaa min 4 qof shakhsigiiba .
Adiga 4x400$ .
Waxad leedahay (400x15℅)x4=240$.
Asxaabtada min 4 keenaan 4x4=16 qof .
16x400=6,400.
Waxad leedahay(400x15℅)x16=960$
4 tii aad keentay waxay leeyihiin min 240$.
Halkaas ayaan ku ekeynayaa maanta insha'allah xalqada xigta
Diinta islaamka nidaamkaan ganacsi maxay ka qabtaa?
Waa mowduuca ugu muhiimsan ee xalqooyinka wayo Muslimiin ayan nahay waa in ogaano xalaal mise xaaraam wuxuu yahay.
Nabiga scw wuxuu yiri
"Dadka waxaa ku imaanaya zamaan(xili) qofka uusan u aabo yeelin waxa uu kuqaadanayo hantida ma xalaal baa mise waa xaaraam.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ليأتين على الناس زمان لايبالي المرء بماأخذ من الما أمن حلال أم من حرام.البخاري
WABILAAHI TOWFIIQ
20/01/2020
Asalaamu calaykum dhamaan muslimiinta waa xalqadii 4aad ee TIENS DIINTA ISLAAMKA MAXAY KA QABTAA?
Waxaan soo sheegnay si loo ogaada xukunka ganacsiga TIENS waa in marka h**e aan ogaano muxuu yahay ganacsi ay TIENS ku shaqeyso.
Dabcan xalqadihii h**e ayaan kusoo sharaxnay in ganacsiga ay TIENS ku shaqeyso yahay Direct selling business, sidoo kale waxaan sheegnay farqiga udhexeeya direct selling iyo Indirect selling(traditional business) , waxaan kaloo sheegnay inta qeyb uu direct selling u kala baxo anagoo ku sheegnay
1. Single level marketing
2. Multi level marketing(Network marketing)
Waxaan soo sheegnay in single level marketing aan la isku khilaafsanayn inuu banaanyahay.
Maanta waxaan ka hadli doonaa MLM business diinta islaamka maxay ka qabtaa?
Xaqlqadii h**e waa maxay Network marketing👇
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2312325959058373&id=100008429731205
Ugu horayn diinta islaamka waa diin ka hadashay wax walba oo nolosheena soo wajihi kara , waxayna uga hadashay si cad.
Allah wuxuu yiri
ما فرطنا في الكتاب من شئ
Kitaabka kagama tagin shay na ( yacni wax walba oo diinta Ku saabsan)
ونزلنا عليك الكتاب تبيانا لكل شئ.
Waxaan kugu soo dajinay kitaabka asagoo cadayn u ah wax walba oo diin ku saabsan.
Marka la leeyahay wax walba k**a dhigna in shayga magiciisa iwm la sheegayo ee waa in loo dajiyey xeerar ama sharciyo guud oo uu soo gudo galayo.
Tusaale hada waxaan ka hadlaynaa network marketing business, diinta Kuma arkaysid wax la yiraahdo Network marketing, hadana diinta way ka hadashay sidee ? , Maadaama uu yahay ganacsi, diinta islaamka ganacsiga ayey si toos ah uga hadashay , waxaa loo yeelay tiirar , shuruudo , iyo waxyaabo mamnuuc ka ah, Network marketing asna miizaankaas ayunbaa la saari .
Hagaag, hada waxaa muhim ah inan fahano maxay culimada islaamka ka yiraahdeen Network marketing iyo guud ahaan direct selling business?!
Culimada islaamka marka laga hadlayo Direct selling business waxay u kala baxeen labo qeybood:
1. Culimo tiri : Maadaama uu ganacsigaan yahay Ganacsi ugub ah waa in hada la loo bandhigaa axkaamtii bayca (ganacsiga) , oo aan la haleeshiin ganacsiyadii h**e ee la yaqiinay .
2. Culimo tiri:Waxaan haleeshiineynaa wixii h**e u jiray , haduu waafaqo waa xalaal hadii kale waa xaaraam.
Maxay ku kala duwanyihiin labadaan ra'yi?
1. Ra'yiga koowaad wuxuu ku qotomaa in Direct selling loo baaro dabo iyo dacal, lasoo ogaado nidaamka saxda ah ay wax u dhacayaan , laga soo bilaabo soo saaraha lagu geeyo isticmaalaha .
Tani waxay sahleysaa in la ogaado shirkadaha sida saxda ah u ganacsada iyo kuwa sida qaldan wax u wada .
Ayadoo loo bandhigayo axkaamtii bayca.
2. Ra'yiga labaad wuxuu ku qotomaa In aan si qotodheer loo baarin Direct selling business, wayo ganacsigaan waa mid cusub kana duwan wixii h**e macquul ma noqoneyso in la marsiiyo ama la siiyo xukunka ganacsiyada kale .
Iskusoo duub labaas koox xukunkii way ku kala tageen qolada h**e waxay tiri waa banaanyahay ganacsigaan hadii sidiisa loo fulinayo, qolada kale waxay tiri ma banaana gabi ahaan.!
Hagaag waxaan soo gudbin doonaa qolo walba waxay daliishatay , waxaana ku hormari doonaa qolada tiri ma banaana.
tiri waa xaaraam nidaamkaan waxay dheheen.
1. Waa ganacsi gaadmo ah (البيع الغرر).
Ganacsiga gaadmada ah waa nuuc kamid ah bayca xaaraaamta ah , waxaan weye in qofka laga gado wax uusan Rabin , lacagna laga qaato .
Tusaale no kaluun iibiya ayad u timi wad la heshiisay kadib wuxuu ku yiri waxaan kaa iibiyey kaluunkaas bada ku jira .!
Waa gaadmo , wayo adiga lama soo bixi kartid .
Sidoo kale shimbirka biibaya ayan kaa gaday.
Waxaa bayca gaadmada soo galaya midka aan la aqoon (majhuul) .
Tusaale waxaan kaa iibiyey hashaan geela canuga ay dhali doonto , ma garanaysid waxay dhali doonto, ma lab ma dhadig , ma wax dhicis ah ama wax dhintay .!
Waxaa lamid ah labadaan maro ama mobile baqtiyaa nasiib ku dooro , tusaale dhagax kor u tuur maradii uu Ku dhoco ayad leedahay.
Dhamaan waa xaaraam.
Hagaag xagee buu direct selling business gaadmo ka yahay ?!
Markad kusoo biirayso mid kamid ah shirkadaha DSB ku howlgala waxaa lagaa rabaa lacag aad ku iibsaneyso xirmo (package), hadaadan xirmadaan iibsan ma noqon kartid xubin .
Culimada waxay dheheen qofkaan u jeedkiisu ma ahn inuu wax gato ee waa lagu gaaday.!
Maadaama uu qofkaan shaqeyn doono waxaa la rabay in asaga lacag la siiyo balse nidaamkaan qofka asaga ayaaba lacag laga qaadayaa, kaaga sii darane wuxuuna Rabin ayaa laga gadayaa, sidaa darteed waa xaaraam.
2. Waxaa ku jira dulsaar(Ribo).
Dulsaarku magacaba ka garoo waa in aad lacagtaada ku hesho lacag ka badan , ama alaabtaada alaab ka badan oo lamid ah , adigoo ganacsi u maraya ama deyn.
Ribada waa labo nuuc
* Dulsaar dayn ah ; qof bad deymisay lacag dhan $1,000, adigoo kaga faaideysanaya baahida haysa ayad tiri waxaan kaa rabaa 1,500$ , waxaad qofkii dulsaaratay 50℅ ama 500$.!
Waa xaaraam cad .
* Dulsaar ganacsi ah : waxay gashaa maqalka dulsaarka ka suuroobo ee lixda ah , sida dahabka, qalinka , burka , timirta, cusbada, iyi heeda( waxaa la mid ah wixii booskooda gali kara) dulsaarkaan wuxuu u qeybsamaa labo
# dulsaar kala badsi (ربا الفضل):
Waa in aad 1gram dahab ah oo cusub aad ku badalato 2 gram Sahab duug ah .
Waa in kiilo bur nadiif ah aad ku badalato labo kiilo bur raagay. Iwm .
Hadii wax isku mid ah aad kala iibsanaysaan waa in aad isla markii kala qaadataan si isku mid ah .
# dulsaar dib u dhigid ah (ربا النسيئة):
Waa inad qofka dhahdo hada waxaan Ku siin kiilo timir ah , haday barwaaqo noqoto waxaan kaa rabaa 2 kiilo , ama 100$ ayan Ku siin 5 bil kadib 300$ ayan kaa rabaa .!
Iskusoo duuduub ribada waa xaaraam.
Xagee DSB ribada kaga jirtaa ?!
Waxay culimadaas dheheen qofka wuxuu bixinyaa tusaale 1,000$ uu xirmo (package) ku iibsanayo, kadib ayuu dad keenayaa asaga la mid ah , dadkaas waxay iibiyaan ayuu lacag ka helayaa , haday dad sii keenaan waa helayaa, mar walba lacag baa usii badanaysa uuna asaga shaqeysan sidaa darteed waa dulsaar waana xaaraam.!
3. Qaar culimadaas kamid ah waxay dheheen waxaan garan mayno marka halaga leexdo waa karaahyo .!
Almuhiim culimaadaan way ka biyo diideen .
Waxaan arki doonaa culimada kale ee baneeyay waxay daliishadeen ,iyo jawaabta ay siiyeen kooxdaan kore ee diiday .!
Xaqlqada dambe ayan kusoo qaadan doonaa insha'allah.
WABILAAHI TOWFIIQ .
17/01/2020
Xanuunka waxa xanuun dilaaya sidokle bulshadeenu ay aaminsantahy inuusan daawo lahyn oo ay isticmalan kaalmaati ah inatay noolyihin balse waxay kuhaysaa daawooyin dabar jaraya xanuunka hadaba hadii aad qabto nala soo xirir
14/01/2020
Asc dhamaan asaxaabtayda qaaliga ah
Waxa aan idinkugu bishaaraynayaa in la helay daawadi cudurada halista ah ee aan aaminsaneen in aynaan daawa lahayn sida:
Dhiikarka iyo Sokorta
Maaha in aad ka walwashaan wax aan xalkoodi helnay oo uu ilaahay dawayntoodi fududeeyay
Qofkata oo danaynaayo dawadaan meel kasta uu joogo in aan caawino ayaan diyaar u nahay
Waxaad nagala soo xariiri kartaan
Whatsapp Number +252612360522 ama qayta messenger
Tohether we share
Health and Wealth
Better Tiens Better Life asxabta shere
14/01/2020
Tiens group waxay bulshada u haysa adeeg caafimad iyo daawo tayo leh iyo sido kale fursad ganacsi oo heer caalami ah
#
13/01/2020
Is caatee adigoon dhib marin hadaa ubaahantahay nagala sooxariir lambarkan 0612360522 WhatsApp iyo wicitaan
12/01/2020
Soodhawaada asxabta
12/01/2020
Matahay qof ka cabanaya xanuun ma laxanuunsantahay Gaas, Sokor,
Dhiigkar, caado wareer, Taranka oo
dhibaata kaa haysato, Ragnimadaadii
oo yaraato, kilyaha oo dhagax kaaga
jira, luga xanuun, lafa xanuun, jilbo
xanuun, Kansar (Cancer) iyo cudur
kasta oo laguugu dhahay daawo
malahan ama la noolow hada waxaan
kuu haynaa daawooyin dabiici ah oo
aan lahaeyn wax kiimiko ah oo looga
caafimaado dhamaan cudurada aan
kor ku soo xusnay hadaba hadii aad
aaminsaneed In jiradaadu aynan
daawo laheen waxaad ogaataa In
Nabiga SCW uu yiri:- “Illahay cudur
masoo saaro ilaa uu daawadiisana soo
dajiyo” hadaba hadii aad
daneyneysid caafimaadkaada fadlan.
nagala soo xariir qeeybta Massengerka
Goor dhow waxaan soo galineynaa
dadkii aan siinay daawooyinka isla
markaana uu illahay ku caafiyay si
cadeen kuugu noqota InshaAllah.
OGOOW CAAFIMAADKAADA WAA
HANTIDAADA
jawaab tadu haday haa tahay
please whts apka nagala so xariir
:0612360522
ama wacitaan caadi ah
12/01/2020
Xalka sonkorta oo aan kuu haayno alxm sonkorta waa lagaa cirib tiraya haduu alle qadaro
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu