Dr's Aisha Abdi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr's Aisha Abdi, Health/Beauty, 612537343, Mogadishu.
21/12/2024
Fa,iidooyinka ay Lee dahey Tiens Cordyceps capsules waa Herbal tayo sare Lee xanuuno badan lagu daaweeyo....
1) wuxuu caawiya shaqada kaliyaha iyo beerka jidhku dhisaa daalka ayuu fiican yahay.
2) Wuxuu Kordhiyaa Hamiyariida Ragga
3) wuxuu sii wayn uga hortaga xanuunada kala duwan Ee ku dhacaa Habdhiska Neef mareenka sida Neefta.
4) wuxuu Sii wayn Uu Caawiya dadka HIV Wuuna daaweeya.
5) wuxuu Horumariya Habdhiska Murqaha.
6) wuxuu fiican ayay bukaanada qaba kansarka waana daweeya.
7) waxay kordhisaa difaaca jirka.
8) waxay ka Hortagtaa koriintanka Burooyinka wayna baabisa.
9) waxay ay Lee dahey Qalajiye dabiiciya Kana Hortago xanunada ay keento Bakteeriyadu.
10) waxay ka Hortagtaa xanuunada ku dhacaa kaliya iyo beerka sida Cagaarshowga Oo lagu daaweeyo.
11) waxay Ka Hortagtaa xanuunada ku dhacaa maqaarka sidaa cun cunka jacdadka iyo xasaasiyada.
12) waxay Uu fiican tahay madaxa xanuunka Joogta dadka qaba mudo dheerna Soo hayey.
Inta iyo ka badan waa daweeysa....
Wixii Fahfaahin dheeriya La xiriir:
Muqdisho: WhatsApp #612537343
0617262117
Sodhww macamil
#612537343
Wa bukan ka mida bukanadii dawada ku bugsaday
Alx dawo tayo leh nalaso xiri telka👇👇👇👇
61 2537343
05/11/2024
05/11/2024
Cagaarshogu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus).
Jeermiska cudurkani dhaliyaa wuxuu dhex galaa jirkaaga kuna keenaa xanuun beerkaaga.
Mararka qaarkood dhibaato ayuu cudurkani u keenaa beerkaaga iyo isaga oo ku yeelan kara caafimaadkaaga saameyn xanuun oo qoto
dheer.
Dadka qaarkood ma ogaan karaan inuu hayo cudurku, ama waxay ku qaldaan inuu hayo lafo-garaac. Si kastaba ha ahaatee, dad ayaa dareemi kara jiro aad u daran lagana yaabaa iney u baahdaan in lagu daaweeyo cisbitaalka.
Faafsanaanta Cagaarshowga Bga
Waxaa lagu cabirey ilaa 350 milyan oo ka mida dadka dunida ku nool uu hayo cudur qoto dheer oo ay ka qaadeen jeermiska dhaliya
cudurka cagaarshowga B. Qeybo dunida ka mida ayuu aad caam ugu yahay, sida wadamo badan oo Afrikaan ah, Koonfurta Bari ee Aasiya, Bariga Dhexe iyo Bariga Fog iyo Koonfurta iyo Bariga Yurub.
Halis ahaantiisa
Wuu yahay halis, Hal ka mid ah tobankii qof ee qaangaara ee qaada cagaarshowga B awoodi kari maayo inuu ka bogsado jeermiska
dhaliya cudurka. Xaga dhalaanka yar yar wuxuu noqon kartaa in ka badan tobankiiba sideed. Dadkani qaangaarka ah iyo dhalaankaba
waxaa loo yaqaanaa “sidayaasha” Sidayaasha waxa la moodi karaa iney caafimaad qabaan, Laakiin qaar ka mida ayuu mustaqbalka uu ku
soo bixi doonaa beer xanuun halis ah. Waxaa kale oo aad u fudud iney qabadsiiyaan cagaarshowga B dadka kale madaama uu cudurku hayo iyaga.
Sida loo qaado Cagaarshowga B
Ayadoo si toos ah loo taabto dhiig ama dareere ka yimid jirka qof qaba. Waxyaabaha ugu muhiimsani waa kuwan:
In lala galmoodo qof uu jirkiisa ku jiro cudur dhaliyaha cagaarshowga B.
In lagu dhasho oo ay hooyadu qabtey oo uu ku jirey jirkeeda jeermiska cudurka dhaliyaa.
Iyadoo la wadaago qalabka la isku mudo
Iyadoo lagugu shubo dhiig qaba cudurka, ama lagugu daaweeyo qalab aan si fiican loo nadiifin
In la taabto dhiig yar oo ka soo yaacaya meel dhaawacan, jeexan qof qaba cudurka
Alaabta guriga oo la wadaago sida cadeyga ama gar-xiirta
Inkasta oo uu u faafo sida jeermiska aydhiska oo kale, ka cagaarshoga B ayaa 100 jeer ka is qabadsiin fudud. Tani macheheedu waa dadka ku wada nool guri hadii mid ka mid ahi uu qabo cagaarshowga B Laga yaabaa in inta kalena ay qaadaan.
Calaamadiha Lagu garto Cagaashow B
Dadka qaar ma muujiyaan wax calaamad ah habayaraatee.
Calaamadaha kale ee lagu garan karo waxaa raaca:
xanuun yar oo sida lafo-garaaca ah oo mudo gaaban ku eg
iyadoo la dareemo xanuun iyo daal
matag iyo shuban
miisaankaaga oo is dhimo
is xoqid badan
jooniska (indhaho caseeye)
midabka saxarada oo khafiif noqota iyo kaadida oo madoobaata.
Baaritaanka Cagaarshowga B
Hadii lagaa baaraayo cagaarshowga B, dhiig tijaabo ah ayaa lagaa qaadaa oo la soo baaraa. Baaristu waxay sheegi doontaa hadii aad:
inuu ku hayo hada cagaarshowga B
Inuu h**e kuu hayey cagaarshowga B ama aad si buuxda uga bogsatey (iyo in aanad dib u qaadi doonin mar labaad)
Maxaa la isku baaraa?
1- Hadii aad tahay side waad qaadi kartaa talaabo aad kaga hor tageysid si aanad u qabadsiin dadka kale.
2- Hadii aad tahay xaamilo tahayna side cagaarshowga B, ilmahaaga waa laga badbaadin karaa iyadoo la talaalayo isla marka uu dhasho
3- Ka warqabida inaad qabto cagarshowga B micneheedu waa inaad heli karto daawo kasta ood u baahan tahay.
Daawada Cagaashow B
Dad badan ayaa ka bogsada iyadoo aan laga daaweynin cagaarshowga B. Si kastaba ha ahaate, dadka qaar waxay noqdaan ‘sidayaal’
jeermiska cudurka dhaliya. Dadkani oo kale waxay u baahan yihiin daaweyn dheeraad ah ka dib marka laga helo. Waxaa loo diri doonaa
dhakhtar ku takhasusey si uu u helo in wali loo baahan yahay in la daaweeyo. Inkasta oo aan cagaarshowga B aan la daweyn Karin qaar
ka mida ah daawooyinku waxay caawin karaan iney yareeyaan dhibta mustaqbalka gaari karta beerka.
Talaal ma jiraa?
Haa, talaalku waa sida ugu haboon ee lagaga badbaadi karo inuu kugu dhaco cagaarshowgu B. Qof walba oo u maleeya inuu halis u
saran yahay qaaditaanka cagaarshowga B waa uu is talaali karaa.
Waxaa ka mid noqon kara seyga, haweeneyda, laba isku galmootey iyo dhalaan hada dhashey oo ay dhaleen dad qabey ama ah sidayaasha cagaarshowga B.
Talaalka cagaarshowga B wuxuu ka kooban yahay sadex cirbadood waxaana waajib ah inaad wada qaadato si aad uga badbaado cudur
Dawayn ma Lee yahay Cagaarshowga ama Jooniska? Haa waa Lee yahay waxaa jirtey 10 sane Ee Uu danbeyey dawooyin xanuunka Looga cafimadey La xidhiidh Number
WhatsApp #612537343
Cell 0617262117
Sodhowow macamil
Waa dadki ilhy cafiyy xanunada halistaa waxaa haynaa dawo dabici ah xanunada cirib tirto waxi fahfahina iga soo wac telka👇👇0612537343
24/09/2024
Fa,iidooyinka zinc capsules Tiens ay Lee dahey waxaa kamid ah.....
1 ) waxay dawaeyseysa qanjirka prostate gland Ee Raga ku dhacaa qalin la,aan.
2 ) waxay kor Uu Qaada difaaca jirka.
3 ) waxay Kor Uu qaada aragtada qofka Aan. sii fiican Wax Uu arag.
4 ) waxay hortaga inuu qof Hargabku sii yaroo Fudud Uu dhacoo ama ku soo laablaabto.
5 ) waxay Horumarisa Maskaxda waxayna ka dhigeysaa qof firfircoon Fahankisuna Aad Uu sareeyo.
6 ) waxay Uu fiican tahay maqaarka ay Qurxiisa waxayna jidhka ka ilaalisa xanunada maqarku iney Ku dhacaan.
7 ) waxay Horumarisa dhadhanka iyo Uurta waxaa jira dad Aan waxna Uurin waxna Uu dhadhamin.
8 ) waxay Uu furtaa abateetka ama cuno qaadashada waxay ka dhigeysa qof cunadii Loo baahana Cuna.
9 ) waxay dumarba ka ilaalisa Caado wareerka iyo xanuunka Uu keeno caado wareerku.
10) waxay dumarku ilaalisa iney ilmo ka soo dhacoo ama ku dhashoo misaan yar.
11 ) waxay dawaeyseysa infection_ka ku dhacaa kaadi mareenada iyo caloosha ayey Ciribtireysa.
12 ) waxay ka Hortaga Oo La dagaalanta xanuunka dilaaga Ee kansarka.
FG: dawadanii waa dabiici kimikal maha kaliya xarumaheyga kaliya Laga helaa...
La xiriir 0612537343
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
612537343
Mogadishu