Gacal wardhere

Gacal wardhere

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gacal wardhere, Health/Beauty, liido, Mogadishu.

17/08/2022

Waxaan dhambaal hambalyo u dirayaa Madaxweynaha la doortay ee Dowladda Kenya Mudane William Samoei Ruto iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Rigathi Gachagua, oo ku guulaystay doorashooyinkii Madaxtinimo ee ka dhacay dalkaas, aniga oo u rajaynaya nabad, horumar iyo xasillooni.

17/08/2022

Follow nagu dhiira galiya iyo like

16/08/2022

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar

16/08/2022

Maanta waxa aan qadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Samoei Ruto oo aan ugu hambalyeeyay isaga iyo ku-xigeenkiisa Mudane Rigathi Gachagua guusha ay ka gaareen doorashada dalkaas.

Waxa aan isku soo qaadnay adkeynta xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah iyo iskaashiga labadeena dowladood ee dhinacyada horumarka, xasilloonida Mandiqadda, kobaca dhaqaalaha iyo la dagaallanka argagixisada.

Waxa aan ku ammaanayaa shacabka Kenya, xisbiyada dalkaas, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba, sida nabadda ah ee ay doorashooyinkoodu u qabsoomeen, taas oo tusaale u noqonaysa hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalalka Gobolka.

Madaxda cusub ee dalka Kenya
Waxa aan u rajeeyayaa in ay ku guuleystaan ka miro-dhalinta hiigsiga shacabkooda ee dhanka horumarka, door muuqdana ay ka qaataan iskaashiga iyo wax-wada-qabsiga heer Gobol

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Liido
Mogadishu
0975888