Infinity Hair & Skin Care
Infinity Hair & Skin Care waa xarun ka shaqaysa daryeelka timaha sida, bidarta, go'ida timaha, iyo j
Ka faaideso qiima dhimista sanadka cusp
Ka faaideso
Qiima dhimista maalmaha xoriyad
05/06/2025
Happy Eid mubarak dhaman macaamiisheena
Daaweynta faruuraha aadka u qalalan iyo kuwa madowga ah
18/03/2025
MA KA FAAIIDEYSATAY QIIMO DHIMISTA KA SOCOTA XARUMAHEENA OO AH 50% DHAMAAN ADEEGYADEENA HADAADAN HORAY UGU FAAIIDEYSAN HADA NA SOO GAAR OO NAGALA SOO XARIIR 0612494522
Ramadan offer
01/03/2025
𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸!
كل عام وأنتم بخير
Waxaan dhamaan macaamiisheena iyo umada soomaaliyed ugu hambalyeenaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan ,
Allah ha naga aqbalo cibaadadeena, soonkeena, iyo ducadeena. 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤!
16/02/2025
DIB USOO CESHO QURUXDA MAQAARKAGA
OO SOO BOOQO XARUNTEENA Infinity Hair & Skin Care
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Maka Al-mukarama Street
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 18:00 |
| Tuesday | 09:00 - 18:00 |
| Wednesday | 09:00 - 18:00 |
| Thursday | 09:00 - 18:00 |
| Saturday | 09:00 - 18:00 |
| Sunday | 09:00 - 18:00 |