all hidaaya pharmacy and laboratory
daawo tayo leh oo qiimo jaban
Asxaabta ka faaideysta
06/05/2024
Composition
Cyprohepatidine hydrochloride(anhydrous) BP. 2mg
L_lysine hydrochloride usp. 150 mg
Thiamine hydrochloride BP 2 mg
Pyridoxine
Hydrochloride chloride. BP 1mg
Nicotinamide BP 15mg
Dexpanthenol BP 4.5
Usual dosage
(2_6years) 5ml ,2 to 3 times daily before food
(7_14 years ) 10 ml , 2 to 3 times daily before food
Adult = 10ml 3times daily before food
Walal sidaa u qaata waxaad cabeysaa cuntada ka h**e inta aadan cunin raashinka daawoyinka kale aad rabtaan waan ka hadleenaa na soo weydiiya
05/05/2024
Habben wanagsan
Waxaan idin wadaan fariin muhiim ah
Sharoobo zink
Waxaa loo isticmalaa shubanka ilmaha
Waxay ka sameysan tahay
1 =each 5 ml syrup contains
2=zink monohydrate usp
3= equivalent ti 10 mg element zink
05/05/2024
Asc dhaman asxaabta waxaan idin wadaa sabuunta lagu magacaabo fung stop
Ŵaxaa lol istcmala
1= cuncunka jirka
2= nabraha ka soo baxa jirka
3= waxaa kale ee loo istcmalaaa in ay ka hortagto germska
Waxay ka koobantahay
1=clobetasol propionate up 0.05%w/w
2= miconizole nitrate BP. 2.0%w/w
3=gentamicine sulfate BP. 0.1%w/w
4= zinc oxide BP. 2.5% w/w
Well aptonic pregmum sharooboyin vitamin ah soo dhowaada
10/07/2023
Identify this Egg
02/11/2022
asc asxaabey soo dhowaada
all hidaaya pharmacy and laboratory gacmo furan idinkugu soo dhoweenayaa wixii dalab aad u bahataan massengerka nagala soo xirira inshaa allaha
Category
Telephone
Website
Address
Degmada Kaxda
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 21:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Friday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 06:00 - 21:00 |
| Sunday | 06:00 - 21:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when all hidaaya pharmacy and laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.