Faatuush

Faatuush

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faatuush, Health/Beauty, Mogadishu.

22/02/2023
22/02/2023
15/09/2022

Nin udhashay dalka china ayaa meel fagaaro ah oo ku taala dalka china ku dilay ama ku garaacay gabadh uu xiriir jacayl kala dhaxeyay oo magalada maraysay.

Ninka aya ku qaylinaayay marka uu gabadha dilaayay " intaad lacagtaydii cuntay baa misna block isaaraysaa "
Taas oo umuuqatay in gabadha ay ninka lacag ka cuntay hadana ay block saartay👀👇

Haday ragga somalida dabaal ahan lahayen gabdho badan baa magalka lagu garaaci lahaa balse caqligoda wangsan alaha usiyadiyo😉😇

Allow nin Chinese xolahisa hana siin😅

Photos from Faatuush's post 15/09/2022

Hadii aad qof doranayso dooro ruux naxariis badan
quruxdu way gabowdaa
lacagtuna way dhamaataa
Laakiin qalbigu ma gaboobo 💯💥

02/06/2022

Hadii aad aragto xidhiidh raagay oo aan bur burin
waa
xidhiidh xogtiisa laga ilaalshay dadka shisheeye sido kale xanaaqiisa lagu xaliyay oraahda "RAALI NOQO"

Juma mubarak 🥰

02/06/2022

Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay ood gaarto, mana aha mid ku timaada
xaglo laaban, sahal, hami yari, fikir gaabni iyo samir yaraan toona.

Guushu waa buur an la awoodin in lafuulo adigo gacmahaaga jeebka kujiraa.

Haka cabsan fashilka, balse ka cabso isku day la 'aanta.

✍ faatuush🥰

02/06/2022

"Waa la kala qofnimo iyo qalbi fiican yahay, ee lama kala qolo iyo qabiil fiicna".

Dareenka aamusan
Waa hadal intiisa ka mugwayn runti.

Welcome my page🥰

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu