Dheyman cosmetics online

Dheyman cosmetics online

Share

Macaamiil Soodhawoow waxaan kuu heynaaa alaabo badan oo aad ku qanci doonto 100% tayo sare leh qiima kuraali gelin doona macaamiil Nagala soo xiriir 618907891

05/07/2021

Macamiisheena Sharafta leh waxa idin keenay karemka Whitening Cream wana herbal dabiici ah oo wajiga u leh faa'ido badan Waxayna ka cabineysa , Haaraha, Madmadowga, Duldulelka wajiga ku yessha wuna kuu kobcinayaa
: https://wa.me/+252619013130
💵 ku raali galiya
Dilevery meel walbod jogto
Hadda Dalbo Oo Hada Hel

05/07/2021

waxaad shaqeysan kartaa adoo gurigaaga joogo ama goobtaada ganacsi

Photos from Dheyman cosmetics online's post 21/05/2021

Macamiil waxan idin haya Bright toothget waxay cadaysa ilkaha kana ilalisaah suska ,cirid dhiiga , huurada, qodi taanka ciridka , af shiirka,
Waxayna soo celisa midabkii ilkaha rasmiga ahaa
📞 0619013130
💵 ku raali galiya
🛺 Delivery mel walbod jogto

Photos from Dheyman cosmetics online's post 22/03/2021

Macamiil waxan idin kenay OLOE VERA GELLY waxayna ka sameysantahay dhirdabici ah waxey faaido badan u ledahay wajiga finanka leh, daldaloolka wajiga , cambaarta, nabraha qoyan iyo weliba nafaqeynta wajiga
💵Qiimo ku raali galiyo 💲
Tel📞📱:0619013130, 👈WhatsApp ✅
Delivery meel walbod jogto 🛺

Photos from Dheyman cosmetics online's post 16/03/2021

waxan idin keney Aloe ever -shield
Waa ka sameysan dacar
Waxay ka sacideysa inuu yareeyo dhididka said ah & madowga kilikilada iney ka qaado
💵Qiimo ku raali galiya💲
NAGALA SOO XIRIIR :0619013130 ✅
delivery meel wlbod jogto🛒

Photos from Dheyman cosmetics online's post 07/03/2021

Mogdisho
kuso dhawaada HERBAL TEA oo faa'ido bdn u leh body ga waa shaaha dabiiciya oo caloosha kaa jaraya kaana yareenayaa miisaanka
💵Qiimo ku raali galiya 💲
NAGALA SOO XARIIR MACMIIL
Tell📞📱0618907891
✅✅
delivery
//Adigoon dhib marin hada dalbo oo hada hel

04/03/2021

Mugdisho
welcome Fartuun cosmatics online
Waxan idin keney Aloe Scrub waana herbal
Waxtarkeda 100% waxay kaa cawindonta
1_ wajiga ka yaraynaysaa hadii ay saliidu ku badan tahy
2_ isago dib u cusbooneysiya quruxdisa horre
💵Qiimo ku raali galiyo
Tell:📞📱0618907891
✅
delivery meel walbood jogto✅
//Hada Dalbo 🛒 Hadda Hel

Photos from Dheyman cosmetics online's post 03/03/2021
Photos from Dheyman cosmetics online's post 03/03/2021

Mogdishu

waxan idiin keenay Aloe Avocado Face & Body Soap oo wajiga u leh faaido badan waa herbal iyo
Waxey kaacawindontaa
1: ka dhigataa Wajiga mid qurux bada,nadifa Jilicsan
2: u fiican tahay dadka Xasasiyada maqarka ku leh
💵Qiimo ku raali galiyo
Tell:📞📱0618907891
Tell:📞📱0613374466
✅
delivery meel walbood jogto✅
|Hada Dalbo 🛒 Hadda Hel

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Degmada Wadajir
Mogadishu
252