Shaam nasi

Shaam nasi

Share

-Maskaxdaada yaa lagula maamuulin oo yaan lagaa qabsan, af-kaartaada, iyo ra'yigaaga si bilaa gabb

28/07/2025

MAXAAS

La wareegidda AS ee degmada Maxaas ayaa ka dhigan in kooxda AS ay si rasmi ah uga adkaatay beesha Xawaadle. Siddoo kale qabsashada Maxaas ayaa noqon doonta guushii ugu weyneed oo ay AS ka gaaraan dagaalka ay la galeen beesha Xawaadle. Dhicitaanka Maxaas ayaa halis weyn u keeni doona deegaanada beesha Ceyr ee kala ah Guriceel iyo Matabaan.

Muddo sannado ah, Maxaas waxaa difaaci jiray ciidamada Itoobiya. Ergo badan oo Xawaadle ah ayaa kusii qulqulaya degmada Buqaqable. Horjooge Guuleed Abuu Nabhaan ayaa billaaway inuu Beycooyin kala duwan ka qaado waxgaradka Xawaadle iyo bulshada ku nool deegaanada Bariga Hiiraan. Mar kale ayee beesha Xawaadle ku wada laaban rabtaa hoos harsiga xukunka wiilka Bajamaal ee Axmed Diiriye (Abuu Cubeyda).

Add comment...

02/03/2025

🤴🏼:ilaahoow ugar gaar hooyadaan maskinta eh murugta heeysato allaha ka qaado😭😭shere iidheh

01/03/2025

Asad oo ilmeeyay😭😭😭😭

23/07/2024

Hooyo

04/03/2024

Wali lama aasin oo qabriga lama geyn Luul Cabdicasiis. Wali waxey ku jirtaa Firiij qabow badan

Halmar aan u duceeyno walaasheen inuu ilaaheey U naxariisto oo cadaalad Hesho.

Photos from Shaam nasi's post 23/11/2023

Hooyo Xaawo Cabdullahi Waa Hooyo uur Leh oo Muddo 6 Bilood ah Ku Xiran Xabsi Kuyaal Guriceel Kadib Markii Lacag Dayn ah Lagu Yeeshay.

Hooyo Xaawo Waxay Ahayd Hooyo Shaqaysata oo Korsata Caruurteeda Balse Lacag Deyn ah ayaa Lagu yeeshay Taas oo Sababtay in ay Xabsi Gasho iyadoo uur Leh , Ninkeedii ayaana Diiday in uu Xitaa Qayb Yar Ka Bixiyo Lacagta Loo Haysto Taas Badalkeeda Wuxuu Go,aansaday in uu Ku Dhex Furo Xabsiga oo uu Ka Tago.

Hooyadan Qisadeeda waa Mid Xanuun Badan iyadoo Uur Leh oo Xanuunsan ayey 6 Bilood Xabsi kujirtaa Waliba Qaybta Loo Yaqaan Neef Diidka oo ah Qayb La Galiyo Dadka Loo Haysto Danbiyada Culus
Please aan Caawino Hooyadan Kala Xiriir +252615865127 udheh Hadii aad Ka Damqatay.

Photos from Shaam nasi's post 27/10/2023

AAN UWADA DUCAYNO WALAALAHAYN

Photos from Shaam nasi's post 21/10/2023

Waxaa ilmeeyay xayawaanada
Rajadu ma dhamaato oo riyana Lagama dhargo cadaaladona maalin beey imaan 🙌

23/05/2023

Gabadhaan nin ayaa soo adeeg saday si ay mobel cid uga soo xaddo

29/11/2022

Allaha U Naxariisto Abwaan Geesi Runtii Aad Baan Uga Naxay Geeridiisa😭🤲

Allow Janatul Firsowso Ku Abaal Mari

30/09/2022

Halyeey ba naga baxay ilahey Ha unaxaristo😭😭😭😭taliyaha

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu