Maki Barber

Maki Barber

Share

mamiil kusoo dhowow maki barber waxaad ka heleysaa farsamo heer sare ah si wanagsana kuu qancin doonta insha allah welcome with open hands thanks all
of you

Photos from Maki Barber's post 28/06/2024

Ugu horayn waxaa mahadoo dhan u sugnatay ALLH S.W
Inoo suurta galiyay inan koobkii qaadno
Marka xigta waxaan u mahad celinayaa
Maamulka maclimiinta
Ciyaartoyda taageerayaasha sida quruxda badan
U soo xasdireen garonka
Farxadeena lama soo koobi karo

Wxan halkan ugu mahadcelinayaa Maclimuu
Caba Ali oo teamka dadaal io juhdi badan geliyay inuu kobkan qaadno maclimuu wad mahadsantahay
Wan ku aminsanahay mclimuu

MrMaxamed Mursal Yacqub
Gudoomiye waad mahadsantihiin adi io dhaman inta kula shaqaysa

Waxan si,qaas ugu mahad helinayaa dhaman ciyaartoyda
Dhiiga io dhuuxa u shubay inay kobkaan inoo keenaan

Hambalyo hambalyo hambalyo viva awbaale

23/06/2024

Sakay safar anoo ah ayaa roobkii xalay bilowday
Ilaa haatan sowda ALX LILLH
Jawiga manata joogis ayay ka leedahay
Beri ii safar insha allh

20/05/2024

✅️First Premier League title in 30 Years.
✅️First Champions League in 14 Years.
✅️First FA Cup in 16 Years.
✅️First Super Cup in 14 Years.
✅️First Carabao Cup in 10 Years, 2 Years later
✅️First Ever Club World Cup in our history.

What a journey...!
Thank you ❤️

15/05/2024

Inaa lillhi wa,inaa ilayhi rajicuun allha u naxariisto
Allha u naxariisto Aabe aways Aboki
Waxaan murugada io tacsida la,qaybsanayaa
Dhaman familygayga
Xaaskayga Qaali Sharaf
Wallkeyga Triple A Cool
Faarax Aways aboki
Najmo Cali Aboki
Adeer Sharif Aboke
Anah wuxuu II ahaa aabahayga lawaad

SAMIR IO IIMAAN ALLHA INAGA WADA SIIYO WLHI WAA GEERI AAD II TAWATAY

27/04/2024
Photos from Maki Barber's post 26/02/2024

MrMaxamed Mursal Yacqub
Aqwaan hambalyada kaama haayo (man u)
Kamaludiin Ali
Sxb hambalyo kaama haayo (Arsnl)

Maxamed Cabdi Salan Cagaarweyne (Chelsea)
See ku yeelay sxb maku xumeeyay
Mizaanka culus inay ku buuxiyaa ka baqay
Dugsiileyda kob kaaga qaadnay
Amaana allha
Ceeb allha asturo

Muzamil Top Tailor on TikTok 19/03/2023

Muzamil Top Tailor on TikTok Naqshado Qamiis Kuwi ugu quruxda Badna ayan kuu heyna

01/03/2023
Maclin Maki on TikTok 24/01/2023

Maclin Maki on TikTok hadal xaqiiqo ah kaliya waxaa dareemi kara qof riirkiisa ka fog

24/04/2022
22/04/2021

ku soo dhawow

Want your business to be the top-listed Hair Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Makiikardhalow@gmail. Com
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Friday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00