Afhayeenka beesha harti taliye ilkacase

Afhayeenka beesha harti taliye ilkacase

Share

journalist
Hal abuur ✍️
Comdian 😂

11/12/2025

KORNEEL YUSUF GACSHE OSMAAN
O LO MAGACABAY ABAANDUULAAHA CIDANKA DARAWISHTA PUNTLAND 🇸🇱
ADEER ALLE HAKUUGU ASTURO

20/11/2025
Photos from Afhayeenka beesha harti taliye ilkacase 's post 19/11/2025

Dadka deegaanka Yalho ee Boosaaso ayaa guud ahaan joojiyay goordhawayd isu-socodkii dadka iyo gaadiidka magaalada Boosaaso iyo Puntland inteeda kale. Dadka ayaa ka cabanaya go'odoomin ay xukuumada Puntland kusoo rogtay deegaanka Tasjiic ee gobolka Bari.

Xukuumada Puntland ayaa horay u soosaartay amaro sheegaya in guud ahaan deegaanka Tasjiic ay dadka shacabka ah isagga guuraan, kaas oo ay ka hor yimaadeen Xildhibaanada, Odayaasha dhaqanka iyo bulshada deegaanka.

Talabadaas ay dawladu qaaday ayaa laga cabsi qabaa inay ka dhalato kacdoon shacab oo dadka deegaankaas deggan ay uga soo horjeedaan go'odoominta deegaanka Tasjiic.

19/11/2025
19/11/2025

" Dhulkayaga waxaa ku jira macdan la sahmiyey ilaa Dowlad somaliyeed oo loo siman yahay dhalatona Cid kale uma ogoli . Nabadon Cabdilqaadir Axmed Xarago

19/11/2025

Matalaad Xumo, Adeeryaal iyo Walalyaal bal dadkiina u’taga hadii uu damiir damqado idinku jiro aad ledihiin oo xaalka ay ku sugan yihiin ogaada oo saldhigta degaanadiina inta dagaalku dhamaanayo oo bulshada iyo dowladda inaad u dhaxeysaan isku daya.

Sawirka hoose waa tusaalaha ugu wanaagsan ee ay wax ku garan karaan.🖐️

19/11/2025

DEG-DEG:-MD Saciid Dani oo amar Deg deg ah ku bixiyay in Laga guuro Labo Magaalo oo Muhiim ah oo ku taal Buuraha Gobolka Bari Hadaba Muxuu yahay ujeedka arrintaas ?.

WAREYSI:-Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim (Nabadoon Xarago).

19/11/2025

BEESHA TAGTA IYO TABARTA DARAN E DISHIISHE O LAGU AMRAY IN DEGANADA TASJIIC IYO BALIDOOG KA GURAN

04/11/2025

GENARAL YUSUF GAACSHE 🦁🔥

31/10/2025
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Somalia �
Mogadishu