Safaa Queen

Safaa Queen

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safaa Queen, Health/Beauty, Mogadishu.

14/09/2022

Nolosha waxay ku bari doontaa cashiro aan ciwaan aan cashiro laheen ....

By : Safaa_________Queen

28/05/2022

Xikmado iyo dhiirigalin.
🌷
Hakamid noqon safafka xiisaha,ee kamid noqo safafka xaqiiqada, xitiraamka ayaa ah waxa ugu quruxan, ee qof u hadiyaden kadho qof kale, isdhexgalbaa kalsooni leh wada jir baa awood leh midnimaa jacayl leh.
🌸
Qofkii ku amaana amaan aadan lahayn marka hishiiska tihiin waxaa hubaal ah in uu ku caayi doono caay aadan lahayn marka col noqotaan.
🌻
Haku daahin hurdadaada hadda daneeyneeyso maalinkaaga.
🌸
Ahoow qof adag oo dadka hadalkoodu uusan saamaeeynin riyadaadana ku dhegenoow oo raali ha noqonin ilaa aad ka dhabeyso.
🌻
Baro inaa muraayada hor tagto oo nafadada la hadasho oo aad la taliso, waanada dadka ku jecelna aad qaadato, casharada iyo qisooyinka dhiirigalintana aad u lasoco.
🌸
Noqo qof hormar kiisa ku mashquula ,ee hanoqon qof dadka kale ku mashquula, waqtigaga ka fadiidayso.
🌻
Nalawadaag waxaan soo sheegnay mida aad ka heshay .😍
Menshin ku dhih qof ka aad jeceshahay.♥️
Fadlan hadaa ka heshay pageka like noo saar si aan usoo badino .👍
Share waa inoo muhiim .🙏
SafaaQueen.

07/01/2022

Xasuusnoow mar waliba in ilahay SWT yahay rabigaa adiguna tahay adoonkiisa aadna madax yacnee (qaliif) ka tahay dhulka taas ayaana kugu filan si aad udareento awoodaada .
Ha ka fikirin mustaqbalka waxaad qaban laheyd ,Sababtoo ah nabiyaduba ari bay raaceen ,Kadibna umad bey hogaamiyeen ,Haku noqon caasi waalidka ,Sababtoo ah adigaba marbaad noqon doontaa waalid.
Ha ilaawin qof mar waliba kusoo xasuusto ,Haku dhihin waan mashquul sanahay, Qof adiga kuu bahan wakhtina ha uweeynin,Hana qiyaamin qofka kugu kal soonada,Hana ilaawin qofaad ku weyn tahay.
Dhageyso quraanka oo shido shiiqa codkiisu uu qalbigaaga udhawyahay,Una samee naftaada calan gooni kuu ah oo uu qofna kula wadaagin buugaagtana la saaxiib.

By :safaa queen

23/09/2021

Marka uu qof ku khiyaamo waa sidii in uu gacanta ku jaray oo kale... Waad awooddaa in aad cafido ,balse ma awoodid in aad laabta galiso 😗

30/08/2021

Noloshu waa isfahan 😍

10/08/2021

Malmiihii way soo codaan

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
BANADIR