Anfac Barre
Cafimaad Fican
πβ€οΈice cream
07/07/2023
Jumca Mubarak Aniga iyo Boqoradan yarβ€οΈπΈ
05/02/2023
Allaha ka yeelo sanad kheyr iyo barako leh, sanad midnimo iyo isfaham.
βKii noo hagaagee noqo loo hanweynyahay"February
21/10/2022
π
ππβπ’π’πππππππππ’π¦ππππ€π π₯π’π’π§ππ‘ππ§πππ§ππ
Liin-dhanaanta waxa kujiro qaybaha kala duwan ee Nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin C sido kale wax ku jiro xaddi dhexdhexad ah fiitamiin Pantothenic acid (B5) , iyo Vitamin (B6) , Riboflavin (B2) iyo Folate (B9).
sido kale waxa laga helaa macdanta : iron
Liin dhanaata waxa nafaqo badan nooca jaalaha ah (lemon) marka la barbardhigo nooca cagaarka ah (lime).
1.waxay xoojisaa difaaca jirka : xaddiga aadka ubadan ee fiitamiinada kujiro liin-dhanaanta sida vitamin C waxay sare u qaadaan difaaca jirka
2.waxay yaraysaa infekshan-ka jirka iyo caabuqa : fiitamin C wuxu ka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriya , feyruska iyo wax yaalaha sunta ku ah jirka
3.waxay ka hortagtaa dhiig yarida :waxaa kujiro fiitamiinka Folate (folic acid) iyo macdanta iron oo ka qayb qaato samaysanka iyo kobcida unugyada dhiigga cascas
4.waxay ka qayb qaadataa bogsoobida dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiigga iyo dhaawacyada aan buskoon
5.waxay u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo ka qayb qaadato samaysanka iyo bad qabka maqaarka
Dadka ay u fiicantahay isticmaalka liin dhanaanta :
1.Dadka dhiig yaridu hayso (HB)
2.Dadka difaaca jirkoodu yaryahay
3.Dadka in infekshan-ka iyo caabuqa qabo
ππππππ‘π¬π’π’ Ama πππ§ππ’π¨π§ Dheh Asxaabta si Eey uga faaideystaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Dayniile. Muqdisha Yar
Mogadishu