Dag degsimo online Herpal medicine
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dag degsimo online Herpal medicine, Health/Beauty, Mogadishu celasha, Mogadishu.
17/09/2024
17/09/2024
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka Cudurada guud
waxaad iskaga daweyn karta si fudud i.a
WhatsApp.
👇✅💻❓⁉️
WA.me/+252613 339692
15/05/2024
Asc dhamaan asxbta waxaan idin ogaysiinaa
In ay shirkada Tiens ay qaban doonto siminar wayn
Oo logu tala galay bulsha waynta somaliyed
Oo doonaya iney shaqo raadiska ku jira
Hadaa tahay shaqo doon ama aad rabto ibedel nololeed
Waad kafaa idaysan kartaaa
Welcome to join you
📞 📲 🤙 ☎️ 📵 📞 613339692 soo saarah seminar Mr ismail mohamed
29/04/2024
https://wa.me/+252613 339692
Maxay Gale (Varicocele)?
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele".
sababa xanunkan?
Waxa sababa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.
lagu dareemo
- Bararka arooriyayaasha xuubka xaniyaha.
- Dhalma la'aan.
- Xaniinta oo xanunta.
- Culeys dhanka xaniyaha.
Waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah.
Whatsappka:https://wa.me/+252613339692
14/04/2024
Waa Maxay Kolestarool?!
Kolestarool (Cholesterol) waa shay dufan ah oo jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo. Waxaa lagu sameeyaa beerka waxaana laga helaa cuntada ka timaadda xoolaha, sida hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo iyo subagga.
Kolestarool fara badan oo jirka ku jira wuxuu noqon karaa mid waxyeello u leh jirkaaga wuxuuna kordhin karaa halista aad ugu jirto cudurka wadnaha
uhayna idinkii)
Wa.me/252613339692
Nala soxiriir☝️mudane ama marwo
Call 0613339692
14/04/2024
KUSO DHAWOOW PAGE Ka daweynta cudurada guud
WAXAAN SI FUDUD KAAGA DAAWEYNEYNA DHIBATOYINKAN
● BIYABAXA DAGDAGA
●AWOODA TARANKA OO DACIIFTA
●XUBINTA OO GAABATA OO LASIYADINAYO SI DABIICI AH IYOKUWA KALE
Nagala so xariir WHATSAPP___https://wa.me/+252613339692
28/03/2024
Lipid metapolic tea waa shaah Herbal ah waxaana Laga sameyey 6 geedo Oo dhiirteena dabiiciga ah wuxuuna awooda xanuun kasta jidhkega ku jiraa inuu ka dhaqoo,
Wuxuu ka Hortaga kansarka ku dhaca madhaciirta,
Wuxuu ka Hortaga Kolesterool_ka iyo cudurada wadnaha
Waxay Uu fiican tahay maqaarka
Waxay fiican tahay dheefshiidka
Waxay Hormarisa habdhiska wareega dhiiga
Dadka intaa badan xanuunada Uu Nugul
Waxay ka Hortaga xidiida iney dufaan xiraan,
Yaa La siin karaa? Oo Uu ku haboon yahay!!
✅w️uxuu dawoo Uu yahay Gaas calooledka
✅️wuxuu dawoo Uu yahay macaanka
✅w️uxuu dawoo Uu yahay dhiikarka
✅w️uxuu dawoo Uu yahay babaasirka
✅️wuxuu dawoo Uu yahay Neerfaha
✅w️uxuu dawoo Uu yahay xasaasiyada
✅️uxuu dawoo Uu yahay calool fadhiga
✅w️uxuu dawoo Uu yahay ifekshiinka
✅️uxuu dawoo Uu yahay galaaha
Waa dawoo tayadeeda La hubo allna bukaano badan ku cafiyey
Wixii Fahfaahin dheeriya La xiriir whatsp:+252613339692
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu Celasha
Mogadishu