Umu_tasniim08

Umu_tasniim08

Share

kuso dhawow gacmo furan🀝
Crochet 🧢πŸͺ‘🎨πŸͺ’πŸ€πŸ’™πŸ§‘πŸŒ·πŸ€

Photos from Qalinkii Nolosha's post 02/09/2025
01/11/2023

U Codeey!!!

Best Surgeon Award 2023

Halkan ka codeey: https://sohaawards.com/contest/best-surgeon-award/

09/10/2023

Asma Waa gabar yar oo aad u aqli badan Waxaan maanta kula Kulmay magalada jigjiga iyadoo wareejineysa xanjo waxay igu tidhi Adeer iga iibso waxaan ku idhi Adeer wax lacag ah ma haysto markaas wax lacag ah Iguma jirin jeebka.

waxaan tagnay meel lacagaha lagala baxo Waxaan ku idhi 1000 birr baan ku siini

Wlhi waa ay iga diiday oo waxay igu tidhi aabahay waa xanuunsan yahay hooyana waa guri joog

waxaa ceeb ah in la tuugsado ee adeerow iga gado ama lacag aan ku shaqeysto isii

Qofka saas ileh waa 5 jiro Fariid ah waxaan isla galnay video waana idinla wadaagi donaa

Tarbiyada waxay ka soo bilaabataa guriga.

03/10/2023

asc asxaabta

28/09/2023

waxaad ka heleysaa asago dhameystiran YouTube ka sacdiyo cuno karis.....

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 00:00
Tuesday 00:00 - 00:00
Wednesday 00:00 - 00:00
Saturday 00:00 - 00:00
Sunday 00:00 - 00:00