San-dheere Official Page'
mobilized
01/07/2025
Maxamed Jaamac oo 47-jir soomaali ah oo ku nool Waqooyiga London, wuxuu Viso u dalbay xaaskiisa Ubaxa Cabdi Maxamed, 25 jir ah ahayd, Maxamed Wuxuu wargayska The Guradian ee UK kasoo baxa u sheegay in laga qaaday lacag dhan £5,043.
Lacagta Visaha ee laga qaadaya ayuu ku sheegay £1,938, oo lagu daray lacagta caymiska caafimaadka oo iyadana gaaraysa £3,105 .
Sanadkii 2024-kii Maxamed Xaaskiisa Ubax Visihii markii ay heshay, ayaa waxaa laga sheegay in ay dhuunta ka qabto Oesophageal cancer {Kansarka neefmareenka ku dhaca], Maxamed wuxuu u safray Hindiya, si xaaskiisa halkaasi ugu soo daaweeye, muddo maalmo kooban kadib Ubax Hindiya ayeey ku geeriyootay.
Maxamed Jaamac wuxuu hadda ka codsaday Wasaarada Arrimaha Gudaha UK ee loo yaqaan [Home Office] in lacagtiisa loo soo celiyo, maadaama xaaskiisa aysan cagta soo dhigin UK, laakiin waxaa loo sheegay in shuruucda wasaarada ku jirin in lacag celiyaan xitaa haddii uu qofka geeriyoodo, maxamed xitaa wuxuu isku dayay in lacagtii £5,043 wax looga soo caynsho, sida in dib loogu soo celiyo £1,938 pound.
Maxamed Jaamac, iyo Xaaskiisa waxeey isku dhaleen gabar yar oo hadda eyeeydeed Kenya ku hayso.
Xigasho: The Guardian UK.
01/07/2025
Cabdiraxmaan Cirro mudane qacda aad dareemoysid Xanuun intee la eg bey kugu haaysaa ?
30/06/2025
Mudane raisul-wasaare wadanka biyo la aan maa ka jirto ?
Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in la macaanaynayo Biyaha Badda Soomaaliya iyo weliba in guryo badda Soomaaliya ka dul dhisan doonto shanta sano ee soo socota oo dhinaca badda loo guuri doono.
Gallaydh TV
Nabad ayaa ina deeqda walaalyaal
Balantenu waa hirshabeele lawada leeyahay
San-dheere Official Page'
02/01/2024
12/10/2023
Abb/duulha Guutada 26-aad Cali Binu Daalib Cabduqaadir Cali Nuur oo kasoo amba baxay degmada Maxaas ayaa soo gaaray deegaanka Afcad oo hosyimada dagmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, u jeedka uu u yimid ayaa ahaa taliyaha iyo ciidanka in ay bur-buriyaan fariisimo ay cadawga kulahaayeen deegaanka Afcad dhankiisa Qoraxsin ee wabiga oo ay dadka deegaanka ka tacban waayeen waxaana lagu garaacay hoobiyayaal iyo qoryaha cul culus.
Khawarijta ayaa ku dhawaad lix malmood ku dhuumaaleysanayay dhulka howdka ah ee dhanka qoraxsin ayagona dadka shacabka ah u diidan iney beerahooda dalagyada ay ka gurtaan.
17/09/2023
The Sun and the wind
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |