Al-Hassan Medical Centre

Al-Hassan Medical Centre

Share

Al-Hassan Medical Center is a modern health facility dedicated to skin care, hair restoration, facial aesthetics, and wellness.

Our in-house pharmacy provides both prescription and emergency medicines under the supervision of qualified professionals. Whether you're seeking expert dermatological care or holistic beauty consultations, we deliver excellence with compassion.

10/08/2025

Ma ka walwalsantahay mustaqbalka timahaaga?
Ha daayo wareeka oo hel adeegyadan:
1- Baaritaan Guud
2- Talo-bixin
3- Daweyn adiga iyo baahidaada u gaar ah
4- Dawo tayo leh oo ku diyaarsan
5- Qiimo dhimis 10%
Soo dhawaada..

Al-Hassan Medical Centre 09/08/2025

Xalka Timahaagu waa Hadafkeena!
Fadlan nagu soo booqo xarunteena caafimaad oo ka faa'ideyso adeegga iyo daryeelka aan kuula diyaar nahay!

Al-Hassan Medical Centre

07/08/2025

Fursadii Wajigaaga was tan!
Si aad dib ugu hesho nuurkii wajigaaga, daryeel iyo dawayn heer sare ah ayaan kugu haynaa xarunteena caafimaad. Fadlan horay inoo soo gaar sii aan kuu caawinno.

06/08/2025

06/08/2025

🌟Horey inoo soo gaar!🌟

Si aad Timahaaga ugu hesho daryeel heer sare ah, waxaan kuu haynaa adeegyo ku farxad galiya!

Caafimaadka Timahaaga, hiillo iyo hooba diyaar baan u nahay!
Na soo wac si aad tilmaan iyo talo-bixin deg-deg ah u hesho!

🌟 Transform Your Hair with Al-Hassan Medical Center! 🌟

We're here to provide top-notch hair care solutions tailored just for you.
Discover the difference with our expert team.

06/08/2025

Horay u gaar Al-Hassan Medical Center 🌟

Waxaan kuu diyaarinay adeegyo loogu tala galay daryeelka Quruxdaada & Caafimaad Qabkaaga

🌟 Discover Quality Care at Al-Hassan Medical Center! 🌟

Your health is our priority. Experience exceptional services tailored to your needs.



---

Feel free to adjust it to match your style!

Photos from Al-Hassan Medical Centre's post 13/07/2025

Waxaa si milgo leh inoo qabsoomay furitaanka rasmiga ah ee Al-Hassan Medical Center! Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb galeen shaqsiyaad caan ah oo ka tirsan agaasinno dowladeed, ganacsato, dhakhaatiir, iyo dhalinyaro bulshada qaybeheeda kala duwan ka kala yimid ayaa dhamaantood muujiyey baahida iyo rabitaankooda ku aaddan adeegyada caafimaad iyo qurxin ee ay xaruntan cusub bulshada u qaban doonto.

Mahadsanidiin dhammaan ka qeybgalayaasha. Waxaan diyaar u nahay inaan u adeegno Muqdisho iyo bulshadeedaba si xirfad iyo kalgacal leh.

– Halka quruxdu la kulanto kalsoonida.

09/07/2025

This Friday, Al-Hassan Medical Center officially opens its doors in Hodan, Mogadishu! We specialize in dermatology, hair regrowth, facials, and beauty consultations. Our on-site pharmacy ensures every treatment comes with the right support. Led by Dr. Ikran Hassan, we combine expert care with compassion to help you look and feel your best. Join us for the launch and experience the future of personalized skin and health care.
πŸ“ Hodan, Taleex – Sarta Xasan Cadde
πŸ“ž +252614659148

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hadan, Taleex, Masjidka/Sarta Xassan Cadde
Mogadishu