Shalqan Hadid
ku so dhawow
Shalqan Hadid beauty online waa dukaan casri ah. waxeyna iibinaa alaabaha weji & jirka.
Waxa freshka ah baa ka fiican waxa la dhigo, maadama aanu iska ilaalinayso inay bakteeriya ku dhalan Karto , Waxaad u baahan tahay facial mask , waana mid ka sameysan wax dabiici ah sida Alovera iyo collegen.
Wixii faahfaahin ah waxaad kala xariiri kartaa numberka WhatsApp 0618997944
19/10/2023
So dhawoow macaamiil
Facial jelly mask waa maski loo isticmaalo wejiga, WADA uu ka kooban yahay 7 shey midkastana waxa uu qabtaa shaqo gooni ah.
Waxay iftiimisaa wejiga, waxay wanaajisaa bilicda wejiga.
Waxeyna kontoroshaa saliida xad dhaafka ee wejiga.
Waxayna moisturizer siiyaa wejiga qalalan .
Waxaa loo isticmaali karaan nooc kasta oo weji ah.
Waa powder waxaana lagu qasayaa serum uu wato.
Kala xiriir wixii faahfaahin ah barta WhatsApp 0618997944
07/10/2023
ASALAMU ALEYKUM
ku soo dhawoow
Shalqan Hadid beauty online store
Shalqan Hadid beauty waxey iibisaa alaabaha wejiga iyo jirka. Alaabteena waa kuwa damaanad leh, waana kuwa lasoo tijaabiye.
Alaabteena kuma jiraan waxyaalaha xaraamka sida Alcohol, GMO ingredients iyo Ingredients tested on animals iyo wixii lamid eh, Inagu kaama gadayno intaa alaab ku jirta.
Alaabaha aan ka gadeyno waa kuwo Tayo saro leh, badan kooda waa ku saleysan dhirta 90% .
Alaabteena waaxyaalaha ku jira waa waxyaabo nadiif ah oo saafi ah. 🌸
Shalqan Hadid beauty online waa dukaan casri ah.hadaba si aad uga mid noqoto maacaamiisheena inagu soo biir. Mahadsanid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Yaaqshiid
Mogadishu