Commando Armiye
guul iyo gobanimo xoogdalka somaliyed
Taliye muraal ka suu sheegey
Amarkiisa awaa miirtiisa jirto
Guuleysta
Adigoo careysan hadii aad dulqaad yeelato daqiiqad, waxaad ka baxsan doontaa kumanaan maalin oo muruga
17/11/2023
U noolow maalin walbo sida in ay tahay maalinta ugu dambaysa ee noloshaada
16/11/2023
Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad iftiin u noqoto Umada
“Ogow mar kasta ifka waxaa jooga qof kaa liita xaalka aad ku jirta marka ilaahay xamdi adiga oo dhoola cadaynaya.”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Armiye8707@gmail. Com
Mogadishu