Vitality Vitamin drips Limited
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Vitality Vitamin drips Limited, Health/Beauty, Mogadishu.
Kusoo dhawaw halka quruxda iyo caafimadku iskugu yimadaan
Waxaan bixinaa adeegyo IV Drips,Vitamin Therapy,Skin Glow Solutions,iyo Health Booster Dhaqso ushaqeya
Macamilkeenna sharafta leh
waxa aan kugu hambalyeyneynaa munasabada ciida carafo (ciidul adxaa)
Waxan dib ufuri donaa xarunteena
malinka sabtida May 30 2026
Hadii allle idmo
Matahay qof u socda hajjka kalay oo nagu so boqo xaruntena Vitality Vitamin Drips
Eid mubarak all Muslims
17/02/2026
Ramadaan waa Imaaday … diyaar ma u tahay? 🌙✨
Jirkaaga u diyaari tamar, hydration iyo immunity xooggan ka hor bisha barakeysan.
💧 Vitamin Drip-keennu wuxuu kaa caawinayaa inaad si fudud u soonto, u hurdo fiican, isla markaana u yeelato tamar joogto ah.
✨ Dareen ka fiican
📲 Book now — maalmaha discounka waa kooban yahay
Hoyga vitaminska iyo macdanta jirka oo aad ka heli karto dhamn nafaqoyinka jirkga ka maqan hdey noqoto maqaar qurux bdan midab furan oo dhalalaya
Kaalay oo mantaba ka faideyso qiimo dhimista balaran oo ku ogow wax jirkaga u baahan
10/01/2026
Iv drips booster
Iv drips booster
Kaalay maanta iska baar vitaminskagag qaadana energy iyo firfirconi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 10:00 - 20:00 |
| Tuesday | 10:00 - 20:00 |
| Wednesday | 10:00 - 20:00 |
| Thursday | 10:00 - 20:00 |
| Saturday | 10:00 - 20:00 |
| Sunday | 10:00 - 20:00 |