Qayre gardaro
gardaro
Hon. Amina Mohamed Abdi :-“MW Farmaajo Aqbalaada in xilka laga qaado Fahad yaasiin waxa uu shardi kaga dhigay in labaabi'iyo Kiiska Ikraaan Tahliil”.
Five Somali TV
08/09/2021
AHaddu kugo jiro dhiig sacad siciid 24hour 1k gaarsiiya azxbeey
Wa nin wadankiisa u fcn
Soomaliyey vidiyowgan iladaawa qayrka
04/09/2021
Asc asxabta melkasta uu ad jugtan duhur wanagsan
04/09/2021
Maalin ayaad doco ubaahan doontaa udoceey Wllkeena waad aragtaa dhibka haysta Allow caafi Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Share dheh please wll sooqor Aamiin Aamiin
Kani waa wiil xanuunsan waxa uu joogaa degmada berdale ee Gobolka baay Aabihiisa waa dan yar dalka waxbaa looga qaban waayey hadaba wll caawi
Kala xarir lambarka Aabihiisa Abdi Aamiin
0615028499
Share dheh please wll
Asc asxaabay mel kasta aduuka ka jugtan wan Odin salamay
12/08/2021
Mashruuca doorashadu inuu noqdo mid haggaagsan waxaa la galiyay xoog, xoolo iyo xikmad. Bishii April ee sanadkaan, dad qiimo badan ayaa nooga dhintay iyagoo radinaya in dalkaan loo ilaaliyo dimuqraadiyaddiisa iyo hufnaanta hay’addihiisa heer maamul gobolleed iyo heer Dowlad dhexe. Waxa intaas oo dhan loo bixinayay waxey aheyd in muwaadiniintu helaan xuquuq siman oo xaga tartanka ah iyo iney doorashadu noqoto mid ka hufan
Cinwaankeenii ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho hufan, dhexda taala, oo loo dhanyahay. Kalmadahaasi ma’aheyn kuwo loogu dan lahaa qof gooni ah ee waxaa loo socday guud ahaan mashruuca iyo maamulka doorashada. Dhammaanteenna masuuliyad ayaa naga saaran hubinta, hagaajinta iyo hirgalinta doorasho lagu qanci karo natiijadeeda.
Madaxda Dowlad Gobolleedyada, ra’iisul wasaraha, beesha Caalamka iyo dhammaan saamileyda siyaasadda waxaan ugu baaqaya iney dib u eegis lagu sameeyo sida ay hada wax ku socdaan, taas oo hadii aan la sixin dhaawici karta kalsoonidii lagu qabay in xilligan adag looga gudbo is ogol iyo doorasho la isku raacsan yahay.
Waxaan hambalyo u dirayaa xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ay maanta doorteen Golaha Wakiillada Puntland, kuwaas oo kala ah:
1. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
2. Maxamed Cali Yuusuf
3. Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino)
4. Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima Cadde)
5. Cabdisamad Yusuf Maxamed (Abwaan)
6. Daahir Ayaanle Saciid
7. Farxaan Cali Xuseen
8. Seynab Ismaaciil Maxamed
9. Cabdiqani Geelle Maxamuud
10. Samiira Maxamuud Xaaji Cawad
11. Sareedo Maxamed Jaamac
Waxaan rajaynayaa in afarta sano ee soo socota aan ka wada shaqayn doonno meelmarinta danaha qaranka iyo dowlad gobaleedka ay matalayaan.
12/08/2021
11/08/2021
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya .
Kulanka oo ahaa mid soo dhaweyn ah ayaa ganacstada waxa ay uga xog warameen Ra’iisul Wasaaraha ganacasiga Soomaalida ay ku leeyihiin Kenya , horumarka ay sameyeen iyo caqabadaha heysta xilligan. Ganacstada ayaa u soo jeedinayaan talooyin ay u arkaan in lagu hagaajin karo xoojinta xiriirka labada dal .
A s..c
Dhamaan ummadda Somali
Fiid wangsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu