Garweyne Hospital

Garweyne Hospital

Share

Dr.Amin Derma Clinic is the leading center of Dermatology.

13/10/2026

Waxaan kuu diyaaray Migraine iv drip oo aad ugu daawoobi Doonto madax xanuun iyo migraine, Hadii aad la dhibtahay migraine nagu Soo booqo Garweyne hospital oo ku yaalo
Isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1 ama naga Soo wac +252611376262

13/10/2026

Waxaan kuu diyaarinay gudniin loo dhameystiray dhamaan adeegyadii gudniinka Waxaana kugu diyaar ah
Dr Abdirahman adan Dr fanah

Waxaad Nagala Soo xariiri kartaa 📞+252611376262
📍 Isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1

13/10/2026

Fursada wali way furantahay, Kaali oo qaado Card-ka discount-ka Garweyne hospital

12/10/2026

🇸🇴CALANKA SOOMAALIYA — ASTAANTA MIDNIMADA IYO SHARAFTA! 💙🇸🇴

Waxaan hambalyada la qeybsaneynaa umada somaliyed meel walba oo ay joogaan, Calankeennu ma aha maro buluug ah oo keliya, ee waa astaan ka tarjumaysa qaranimadeenna, midnimadeenna iyo rajada mustaqbalkeenna.

Aan ku faanno calankeenna, aan ilaalinno dalkeenna, Aana ka shaqayno Soomaaliya nabad ah, horumar leh oo mideysan.

12/10/2026

Waxaan qeyb ka nahay bandhiga som suuq expo, maantaba waxaad heli kartaa card-kaaga discount dhamaan adeegyada uu bixiyo Garweyne hospital

Photos from Garweyne Hospital's post 07/10/2026

Tinta beero Lacagtana iska yaryareey✅
Garweyne payment plan

07/10/2026

Waxaan Soo kordhinay adeegii aad wada sugeyseen inbadan aad na weydiiseen ka faaideysi wacan.

Waxaad Nagala Soo xariiri kartaa 📞+252611376262
📍 Isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1

07/10/2026

Hadii bidaarta ay kuu ekeysiisay qof da'weyn Maanta jaanis ayaa haysataa oo aad dib ugu Soo cishan karto dhalinyarimadaada adigoo tinta beeranaayo.
Waxaan kuu sameynaa qiimeyn iyo beeris ku haboon madaxaada,
Waxaad Nagala Soo xariiri kartaa 📞+252611376262
📍 Isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1

06/10/2026

Dhibaatadaan aad aragtaan waxay ka dhalatay gudniin si qaldan loo sameeyey.

Maalin walba Waxaan la kulanaa dhacdadaan okale taasoo ka dhalatay in uu cunuga guday qof aan xirfada gudniinka laheyn sida okale dhaqtar aa qibrad gudniin laheyn taasoo keentay in mararka qaar cunuga xubintiisa dhan lagawada jaro.

Garweyne hospital waxaa kugu diyaar ah Dr Fanah oo ah dhaqtarka qaliimada guud iyo qaliimada laparoscopic-ga
📍Xarunta waxay ku taalaa isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1
📞 Ama naga so wac +252611376262

06/10/2026

Nala arag isbadalka uu sameeyey macaamiilkeena oo aan u sameynay qiimeyn iyo beeris sax ah waliba mudo kooban.
Hadii aad qorsheyneyso inaa beerato tinta Garweyne hospital waxow kuusoo kordhiyey Garweyne payment plan oo aad Lacagta u bixin kartid si tartiib ah adiga oo aan culeys dareemin

Nala Soo xariir Maanta oo bilaw safarkaaga dib usoo celinta tintaada
📍Isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1
📞+252611376262

Website

Address


Digfeer Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garweyne Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.