Ramla Hassan Beauty Salon
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ramla Hassan Beauty Salon, Tanning salon, Dabka Street, Mogadishu.
07/03/2019
Cilan aad uqurx bdn welcome pagken
07/03/2019
Cilan aad uqurux badn
01/03/2019
Asc: OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIM AH dhamaan inta jcl barashada qurxinta dumarka oo dhamestiran SIDA
1 mekupka
2 cilanka
3 Khamaarada sida looxirto
4 tima hagajinta
waxa idin bareso RAMLA BEAUTY SALON
Tiro kooban aya laqbaana
Wixii fahfahin ah kalsoxirir lambrkan 0615797935
27/02/2019
Asc asxbteyda qaliga ah wa mrkle iyo dalbka iga codsaten ina idin keny mekupki o oraginal ah wa diyr rosetoyinka coler kasto ah onlinka xita wa kadalbn krtin mel kasto ood jogto wa lakuuku kena qimo kurali galiya 3$ waye rosotoyinka lambrkas nakla so xirira 0615797935 ama whatsappka
16/09/2018
Asc waxan halkan uga sharxena dadki nagaso dalbady salida oo fahmi wayay qabka lo isaticmalo salida lama mid ahn salidaha kle salidaan wa salid dawo ah oo tima ufcn bixiso dherrso jajabkana ka ilaliso
asxbta ku xiran pagekan waxaa idin sheegayaa qaabka loo isticmalayo salidan
1- waa inaa week 2 jeer isticmashaa ama 3 jeer
2- waxad marinee habenki ka dib subixii biyo kulul o xoga qandac ah ku dhaqee isla markas biyo qabow ka daba mari
3- shaambo caadi ku dhaq ka dib doobiyo shambo k**i dhaq (qasab mahan qofki heli karin)
4- ka dib saliid oil live iska marso
NB stepkas raaac adigoo mahadsan
14/09/2018
asc dhaman asxbta ku xiran page kan in aa keenay saliid laga keenay pakistan ooo loo amanay sona martay tijaabo 6 bilood ah waxayna dheereyne timaha jajabka ilaaline sido kle.waxay u ficntahy gabdhaha iyo wilasha iyo dadka bidaarta leh salidan.waxay leedahy damanad qaaad waxayna ka koobana tahy 10 shey oo timaha u ficn wadna ka heli dontan
oil vera
concunet
mustrad
caster
sweat almond
Whatsap number 613274455
27/08/2018
26/08/2018
Asc: OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIM AH dhamaan inta jcl barashada qurxinta dumarka oo dhamestiran SIDA
1 mekupka
2 cilanka
3 Khamaarada sida looxirto
4 tima hagajinta
waxa idin bareso RAMLA BEAUTY SALON
Tiro kooban aya laqbaana
Wixii fahfahin ah kalsoxirir lambrkan 0613274455
24/08/2018
Asc asxbtena kuxiran pagka iyo all inta danenaso wxan idin keny jilcisoyinka biirmda ah o timaha bixiyo qofkasto lomariyo wu amanidona ishallh Ramla beauty salon
14/08/2018
Asalmu calykum dhamaan
Inta pageka Ku xiran
Waxaa idinkugu tala galay hadiyado
Owgeed
Waxaad qabsanee number 1-500
Labo number ayaa waxa Ku xusan hadiyado
Makeup birimo ah
Shuruudaha:
Like Saar pageka
Share dheh postigan
Number qabso Ka dib
Malinta labaad eee Eid a ayaa hadiyada
la siin doona dadka numbero saxda qabsaday
Thanks dhaman
13/08/2018
Colourka timaha aad uqurxbadn o kala nuc ah timaha bixiyo wxa diyar idinkulaha ah Ramla beauty salon
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Dabka Street
Mogadishu
252