Axmed khaliif
# AMAZING GLOBAL BISNESS OPPORTUNITY
# join Tiens financial Freedom
Tiens is a direct selling Company giving biasness opportunity to millions of people
Guusha soraac
Waa daawataya sarale
Welcome sodhaww wll waa fursad shaqo oo muhiim ah
21/02/2024
Dear Mohamed Muhudiin Hassan, we are incredibly happy that you have achieved the prestigious title of Gold Lion and that you have won a car worth 30,000$ congratulations, you deserve it and you are a hardworking person.
You are a precious and precious person to us and you are a role model and you have helped many people to change their lives.
Once again, congratulations, keep up the good work and we wish you great success insha’allah.
Guusha soraac oo nalashaqeyso
14/02/2024
Habka wareegga dhiigga waa nidaamka uu dhiiggu ku dhex maro jirka, kaasoo bixiya oksijiin iyo nafaqooyin muhiim ah unugyada jirka, isla markaana ka saara qashinka sida kaarboon laba ogsaydhka (CO2). Wareegga dhiiggu wuxuu ka kooban yahay laba qeybood oo waaweyn: wareegga weyn (systemic circulation) iyo wareegga yar (pulmonary circulation).
1. Wareegga Weyn (Systemic Circulation):
- Dhiigga oksijiinta leh waxaa ka soo qaadaa wadnaha qeybtiisa bidix, gaar ahaan qolka loo yaqaan 'left ventricle'.
- Dhiiggaasi waxaa uu maraa xididada weyn (arteries) ee ka baxa wadnaha, gaar ahaan xididka ugu weyn oo la yiraahdo aorta.
- Aorta iyo laamaha kale ee xididada waxay dhiigga gaarsiiyaan dhammaan qeybaha kala duwan ee jirka, halkaasoo oksijiinta iyo nafaqooyinka laga bixiyo unugyada, isla markaana lagu beddesho kaarboon laba ogsaydhka iyo qashinka kale ee ka dhasha howlaha cellular respiration.
- Dhiigga qashinka sida waxaa uu ku soo laabtaa wadnaha iyada oo maraya xididada yaryar ee loo yaqaan 'veins' kuwaasoo ugu dambeyntii gaara qeybta midig ee wadnaha.
2. Wareegga Yar (Pulmonary Circulation):
- Dhiigga kaarboon laba ogsaydhka leh ee ka yimaada qeybta midig ee wadnaha waxaa loo diraa sambabada si looga saaro CO2 looguna beddelo oksijiin.
- Dhiigga oksijiinta leh ayaa markaa ku soo laabta qeybta bidix ee wadnaha si loo bilaabo wareeg cusub.
Labada wareeg waxaa isku xira wadnaha oo ah bamka ugu weyn ee dhiigga ku riixa jirka oo dhan. Shaqada wadnaha oo joogto ah iyo howlaha xididada oo si habsami leh u shaqeeya ayaa muhiim u ah in jirka oo dhan helo nafaqooyinka iyo oksijiinta uu u baahan yahay si uu u noolaado.
Kusoo biir page ka
12/02/2024
sanadkan bilowga ah waxaa ka guulaysay ganacsigayaga inka badan 1500 qof
kuwaso kula guulaystay
1 abaal marin lacag cash ah
2 abaal marin dalxiis dubail ah
3 Abaal marin darajoyin ah
4 abaal marin ibkaga lagugu darayo
5 abaal marin gaadhiga 5000 kun ah
6 abaal marin gaadhiga 10 kun ah
7 abaal marin gadhiga 25 kun ah
8 abaal marin gaadhiga 30 kun ah
ᴋᴀʟᴀʏ ɴᴀʟᴀ sʜᴀᴏ̨ᴀʏsᴏ
08/02/2024
Gaas Calooleed (Gastritis)
Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka.
✔️Gaas calooleedku waxuu noqonkara mid si dhaqsi ah ku bilowda( Acute Gastritis), ama mid Bukaanka mudo soo haayay, (Chronic Gastritis), mararka qaar gaas calooleedku waxuu Keenaa in caloosha uu nabar ku sameesmo( Peptic Ulcer) ama Kansarka caloosha Isku badalo.
✔️Calaamadaha lagu Garto Qofka Qaba Gaas Calooleedka.
I.Bog xanuun ama laabta oo qofka hurta siina darsata markuu cuntada cuno kadib
II. Lalabo iyo Mataga
III. Qofka oo dareemo dibiryo marka uu wax cuno
IV. Qofka oo cuntadu ka carara ama ka xiranto
Waxyaabaha Sababa
1. Bakteeriya: gaar ahaan mida looyaqaan H Pylori
2. Qofka oo mudo badan isticmaala Xanuun baabi,iyaasha.( NSAIDS).
3. Istareeska ama walwalka
4. Dadka alcohol’da cabo
5. Xanuunada Qaar sida Crohn's disease(Waa xanuun Haleelo Cunno mareenka) ama Parasitic infections
Wax yaabaha kadhasha Gaas calooleed ka
Hadii aan ladaaween Gaaska waxuu sababi karaa in Caloosha ay nabaro kasoo baxaan , nabarkaas oo sababi kara Dhiiigbax Gudaha calosha ah, sidoo kale kansar ku dhaca caloosha ayaa kadhalan kara hadii aan ladaaween.
✔️Sida looga Hortago
Waxa jira Dawo yin dabiici ah loo is tic Malo ana sinay bulsho badan Somali ah Alle ayan kucafiyey.
ku helikara?
Kala xiriir WhatsApp . Thanks.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
http://
Welcome international business opportunity
06/02/2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu