Samadoon TV
Warar Xaqiiqa Ah, Dhacdooyinka Dunida, Ciyaaraha, Suugaanta, Xayisiimaha, iyo Diinta Kala Soco Samadoon TV
Waa ah oo Kunool ah.
waxa uu ahaay Markiisii H**e ah balse Hada waxaa ka daba timid , Waxa uu ku Jiraa aad u Adag oo dhan walba ah. Maheesto Nolosha ah sida iyo wiliba Daawo. waxa uuna u yahay Dhamaan Qof walba oo iyo Damqada leh.
Walaalaha iyo intii ah aan Waayuhu aay ka Hiiliyeen ee Waayeelka ah🙏🥲
Kala Xiriir +25261-6210796
.
Muqdisho Somaliya.
Ma ogtahay in Madax weeynaha Somaliland la gudoonsiiyay Abaalmarinta Saaxiibtinimada 😳
17/03/2026
Al‑Shabaab oo 5 Qof ku Toogatay Fagaaro ku yaalla Degmada Jilib: Magacyada dadka oo la helay.
Maleeshiyo ka tirsan ururka Al‑Shabaab ayaa markale toogasho fagaare ah ku dishay shan ruux oo rayid ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ahaayeen sirdoon la shaqeynayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mareykanka iyo maamul-goboleedyada dalka.
Toogashada ayaa ka dhacday goob fagaare ah oo ku taalla degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo boqolaal qof oo shacab ah lagu amray inay isugu yimaadaan si ay u daawadaan dilka.
Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in dhammaan dadka la toogtay ay ahaayeen rag, kuwaas oo Al-Shabaab ku eedeeysay inay u shaqeynayeen sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mareykanka iyo maamul-goboleedyada ka jira dalka.
Magacyada dadka la dilay ayaa lagu kala sheegay:
Cabdiraxmaan Isaaq Cali – 29 sano jir
Daahir Saciid Cabdi – 23 sano jir
Axmed Xasan Macalin – 40 sano jir
Cabdiraxmaan Maxamed Aweys – 27 sano jir
Xasan Cabdi Duruuf – 30 sano jir
Sidoo kale, wararku waxay tilmaamayaan in toddobaadyadii la soo dhaafay ay kordheen dilalka ay Al‑Shabaab u geysanayaan dadka ay ku eedeeyaan inay sirdoon u yihiin dowladda iyo saaxiibadeeda caalamiga ah.
Degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ayaa muddo dheer ka mid ahayd deegaanada ay maamusho Al-Shabaab, halkaas oo marar badan ay ka dhacaan xukuno iyo dilal fagaare ah oo ay ururku fuliyo.
28/02/2026
WAR DEGDEGA.....(Khasaasaraha hordhaca ah ee Tel Aviv laga helayo ayaa sheegaya in shan qof gantaalada Iran ay wax yeelleyen. Waxay kaloy beegsadeen xarruunti guud ee wasaaradda dagaalka ISRL- dhismaheedii Tel Aviiv)
(Muuqalada hordhaca ayaa muujinaya in khasaare wayn gaysteen duqaymahan)
28/02/2026
DEG DEG: oo la shaaciyey in la dilay
Abu Dubia:- Imaaratkiii oo gubanaya halkani waa dubey oo sidii Muqdisho aay u Gubeeysay maanta ayada u gubaneysa, Xarumo aanan waligood lagu fakarin in Qaraxyo ka dhici karaan oo maanta Baaba,ay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu