Hayaat Forever Herbal

Hayaat Forever Herbal

Share

Waxa aad idiin keennay Alaabaha dabiicigaa ee Forever living product

11/12/2025

waxay kasamaysantahay khudaaro
waxa kujira vitamins ay kamid yihiin A,C,D3
& BCOMPLEX IYO MACDAN sida calcium
magnesium ,iron,sink,copper
waxa ufiicantahay koritaanka ilamaha
maskax ahan iyo jirka ahaanba
waxay ufurtaa amateedka ilmaha
kuma jirto wax sonkor ah ama wax
midab sameeye ah
Waxay kor uqaadaa fahamka ilmaha
USA +16129868640
Somalia +25261 9899368
Safka Hagi International Business
TopFans

21/09/2025

mala dhibantahay lafa xanuunka waxa aan kuu heynaa daawo dabiici ah oo aad ku caafimaadeyso insha allah
waxaana soo saaray shirkad caalami ah
fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xariir whatsapp
+1(612) 986-2006

21/09/2025

mala dhibantahay xanuunka ama kaadi mareenka waxa aan kuu heynaa daawo dabiici ah oo aad ku caafimaadeyso Alle idankiisa insha allah
fadlan wixii faahfaahin dheeri ah daawo muuqaalka hoose

TopFans

21/09/2025
11/02/2025

Hayaat Forever Herbal
Waxeey ka caawisaa
Koritaanka uurjiifka 3da bilood ee ugu horeeya uurka
Dhiig-yaraan
Kor uqaada kobaca uurjiifka
Waxay kordhisaa tamarta
Waxeey ka caawisaa sameynta unugyada cas
Hagaajinta isku duubnida iyo xusuusta
⁨61 9899368

04/02/2025

Hayaat Forever Herbal

B12 pluse

Waxeey ka caawisaa
Koritaanka uurjiifka 3da bilood ee ugu horeeya uurka
Dhiig-yaraanta
Kor uqaada kobaca uurjiifka
Waxay kordhisaa tamarta
Waxeey ka caawisaa sameynta unugyada cas
Hagaajinta isku duubnida iyo xusuusta
61 9899368

04/01/2025

Hayaat Forever Herbal
Aloe Vera
waxay caawisaa;
• Hagaajinta dheelitirka mindhicirka;
• Ka saarta walxaha waxyeelada leh ee mindhicirka
• Isku dheelli tirka aysidhka caloosha iyo mindhicirka;
• waxeey Daawo utahay calool istaagga;
• Hagaajinta nuugista nafaqooyinka cuntada;
• Yaraynta kolestaroolka
• Caawinta ka hortagga kansarka gudaha
• Waxay horumarisaa cusboonaysiinta unugga
• Kicin hawlaha kelyaha;
⁨61 9899368⁩

31/12/2024

Lotion Heat Aloe
Kareemka duugista ku habboon
Aad ugu fiican xanuunka, murgacashada iyo kala goysyada xanuunka
Waxaa laga yaabaa inay kaa caawiso madax-xanuun saidka ah
Caawinta dadka qaba dhibaatooyinka bronki iyo neefsashada
Ku habboon dadka waaweyn iyo carruurta
Hayaat Forever Herbal
61 9899368

30/12/2024

Hayaat Forever Herbal

29/12/2024

Hayaat Forever Herbal
Faa idoyin ka waxaa kamida
Aloe Scrub
Waxay ka saartaa unugyo maqaarka dhintay oo wajigaaga ku keena caajisnimo
waxeey qaboojisaa maqaarka
Waxay kaa caawinaysaa nadiifinta qashinka ku urura daloolada jilicsan ee ma qaar ka
waxay si tartiib ah u tirtiraan unugyada maqaarka ee dhintay
Aloe Scrub waxay caawisaa muujinta maqaarka dhalaalaysa
61 9899368

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Bakaaro Agagaarka Masaajidka Abuuhureyra
Mogadishu