Saakow Media
Saakow Media waa hay’ad warbaahineed oo tebisa warar deg-deg ah, sax ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
Waxay si joogto ah u soo gudbisaa warar xaqiiqo ku dhisan, iyadoo bulshada u iftiimisa dhacdooyinka muhiimka.
Baydhabo – Waxaa la xaqiijiyey in Taliye Cali Cadow iyo Taliyihii Guutada 9-aad, Yoonis Aadan, ay kamid noqdeen saraakiil ku geeriyootay dagaal ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo.
Inkasta oo xaaladda magaalada ay haatan deggan tahay, haddana wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay weli isku horfadhiyaan, iyadoo laga cabsi qabo xiisad mar kale soo cusboonaata.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga sugayaa mas’uuliyiinta ammaanka.
NATIIJADA DOORASHADA KOONFUR GALBEED👀👀👀👀🙌🙌
Ugu dambeyn
08/04/2026
Deg Deg
Maxamed Xuseen Xasan (Joon) ayaa loo magacaabay Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed.
07/04/2026
War Deg Deg: Isaaq Cali Subug ayaa Group WhatsApp Xildhibaannada Golaha Shacabka ku soo qoray in kursigiisa HOP204 laga xoogay isagoo nool.
07/04/2026
Degdeg:
Maanta waxaa magaalada lagu doortay booskii xildhibaannimo ee ka bannaanaa beesha Jiron, waxaana loo doortay Cabdulkadir Maxamed Nuur (Madaxaa Nafuraan).
Haddii aadan haysan ama awoodin kharashka imtixaanka IELTS, waxaa jira deeqo waxbarasho oo badan oo aad beegsan karto aadna xeraysan karto.☝🏿
1. Azerbaijan Government Scholarship (Heydar Aliyev International Education Grant)
👉 https://studyinazerbaijan.edu.az/financial-support 
2. China Government Scholarship (CSC)
👉 https://www.csc.edu.cn/ 
3. DAAD Scholarship (Germany)
👉 https://www.daad.de/stipdb-redirect/ 
4. Erasmus Mundus Scholarship
👉 https://ec.europa.eu/programmes/erasmus-plus/opportunities/individuals/students/erasmus-mundus-joint-masters-scholarships_en 
5. Fulbright Scholarship (USA)
👉 https://foreign.fulbrightonline.org/ 
6. Gates Cambridge Scholarship
👉 https://www.gatescambridge.org/ 
7. Hokkaido University Scholarship
(Use international scholarships page of Hokkaido University for applications)
👉 https://www.hokudai.ac.jp/ 
8. Islamic Development Bank Scholarship (IsDB)
👉 https://www.isdb.org/scholarships 
9. MEXT (Japan) Scholarship
👉 https://www.mext.go.jp/ 
10. Nanjing University Scholarship
(Check the international student / scholarships page of Nanjing University)
👉 https://www.nju.edu.cn/ 
11. Stipendium Hungaricum Scholarship (Hungary)
👉 https://stipendiumhungaricum.hu/ 
12. Swedish Institute Scholarship
👉 https://si.se/en/apply/scholarships/ 
13. Taiwan International Graduate Program Scholarship
(Part of Taiwan scholarship options)
👉 https://stipendiat.studyintaiwan.org/ 
14. Türkiye Bursları Scholarship (Turkey Scholarships)
👉 https://www.turkiyeburslari.gov.tr/ 
15. Yenching Scholarship
👉 http://yenchingacademy.org/ 
16. ICCR India Scholarship
👉 https://www.iccr.gov.in/ 
Dr. Isse Feisal Mohamed
ka faaiidaysi wacan☝🏿
Study in Azerbaijan - Discover Your Future in Azerbaijan Navigate your path to studying in Azerbaijan with ease. Enjoy quality education, a vibrant student life and a rich cultural experience.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Seypiano Road Via Somali National University
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |