Farxad Beauty Shop
Kusoodhawow wll FARXAD BEAUTY
Waan ku faraxsanahay in aad nala soo xiriirto wixii intaa dherad ah c
29/12/2021
Maka cabaneysaa indho xanuun iyo cun cun indha ah maledahay xasaasiyad hadaba 7 bari ayaad ku heleysaa natiijada insha allah wixii faah faahina igala sooxiriir Call what’s App 0616226363
16/12/2021
Waxaa idiin heynaa Apartment 2 qol 1 musqul jiko wadag xamar jadiid madiina warsame dalaal lagaama rabo waana nadiif igala soxiriir call 📞 what’s App 0616226363
15/11/2021
AG BEAUTY MIST wajiga aya lagu buufinayaa waxana loo isticmaalaa
- Hurka wajiga
- Anti aging
- Qaleelka wajiga
- Qoraxda inu wajiga ka difaco
Waa Herbal 100%
Waxaa laguugu keenaya goobtaada iyo gurigaada FREE DELIVERY. Nagala soo xiriir Call what's up 0616226363
Waa cunto caawiye dabiici ah taya sarena leh, waxaa loo naqshadeeyey in ay jirkeena dib ugu soo celiso awoodiisa rasmiga ah, dayactirtana dhamaan qeybaha kala duwan ee jismigeena gudaha iyo dibadaba iyadoo dib ugu celineysa xaaladii caafimaad ee uu qofka ku dhashay.
waxaa laguugu keenaya halka aad joogto, FREE DELIVERY, wixii faahfaahin inta dheerad ah kala xiriir 0616226363
23/10/2021
Waa Forever iyo alabaheedii tayeysnaa mansha allah igala sooxiriir Call what's up 0616226363
17/10/2021
Alo deodtrant waa product organic ah oo markaad marsato 48 saac anaad yeelanyan wax dhidid shiir ah madowgana waa bi ineysaa aadna waa u carfeysaa mansha allah fadlan nagala soo xiriir
Call whatsaap 0616226363
16/10/2021
Waa kareem dufan dabiici ah ku siinaayo waxuu kasamey san yahay Olive oil ama seytun maqarka jilcinaayo dub dubkana kabi inaayo
Igala sooxiriir Call what's up 0616226363
Waa Coffee aad u cajiib ah 👌waa laguu faah faahin doonaahe igala sooxiriir Call what's up 0616226363
Farxad Beauty Shop
Kusoodhawow wll FARXAD BEAUTY
Waan ku faraxsanahay in aad nala soo xiriirto wixii intaa dherad ah c
14/10/2021
.
waxey kasameysantahay protein+Vitamin E.
jirka ayeey Cadeysaa waana Jilcisaa waxaa la isticmali karaa maalin kasto.500g
Wixii intaa dheraad ah igala sooxiriir Call what's up 0616226363
14/10/2021
Macamiil soodhawaada saliidii waa diyaar waa saliidii timaha daadashada iyo jajabka iyo agoolka joojineysay tintana madow iyo dhalaal siineysay wixii intaa dherad ah
Igala sooxiriir Call what's up 0616226363
Macamiil waa idiin keenay alaabtii dabiiciga aheed oo madmadowga wijiga iyo duub duubka iyo jactatka wajiga kaa bi ineysay iyo waliba tii qoraxda kaa difaaceysay oo dabiici ah
wixii intaa dheraad ah igala soxiriir 0616226363
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Bar Ubax
Mogadishu
252