Mega Beauty Cosmetics Online Market
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mega Beauty Cosmetics Online Market, Beauty Store, Jaale Siyaad, Dharkenlay, Mogadishu.
MEGA BEAUTY COSMETICS ONLINE MARKET
Ku Soo Dhawoow Gacmo Furan Si Kal iyo Laab ah Waxaan Si Online ah kuugu Soo Adeegaynaa Meeshad Joogtid Gurigaaga,Goobtaada Shaqo iyo Meel kasto oo joogtid Sida Ugu Macquulsan Nalaga Soo Xiriir Whats 0615537742 MEGA BEAUTY COSMETICS ONLINE MARKET
Ku Soo Dhawoow Gacmo Furan Si Kal iyo Laab ah Waxaan Si Online ah kuugu Soo Adeegaynaa Meeshad Joogti
61 5537742 Hibbo Bright Face Cream Maka Cabanaysaa Haaro Labada Dhaban iyo Sanka KorKiisa Indhaha Hoostooda, Har iyo Mad Madoow Wajiga oo Dhan Kaa Daboolay Maleedahay Finan iyo Shoocaac Dhiig Roor Hanfiga Qoraxdu Maku dhibaa Waxaa Kaa Cawinayaa Hibbo Bright Face Cream oo kaa Suulinaaya Haaraha Dhibcaha Mad Madow Finanka Kuna siinaya Cadaan leh Dhadhal Said ah Nagala Soo Xiir Namberka Shaashada Saaran Hibbo Brighten Face Cream 10 Problems in 1 Solution 1: Skin Lightening 2: Excess Oil Control 3: Minimize Pores 4: Reduces Redness 5: Good For Sensitive Skin 6: Remove Wrinkles Skin. 7: Remove Dark Circles Eyes 8: Moisturize Skin. 9: Fade Dark Spots. 10: Sun Protection
MEGA WHITE Waa Cream laga Sameeyay Dawooyin kala duwan looguna Talagalay Ka Hortaga Daawaynta iyo Baabi inta Xasaasiyada Iyo Wax Yaabaha Ay Sababto Sida Haaraha, Gudguudka ,Dhiig Roorka, Ciirciirka, Finanka iyo Shocaaca,Mililka, Jacjac, Wajiga Xididaha leh,
Wajiga Qandhanaaya Ee Kululaanaya Isla Markaana Casaanka Dhiiga Ah Noqonaaya. Waa Cream Ayna Ku jirin Wax Kimiko ah ku Sii Nayana Whiting iyo Cadaan leh Dhaldhaal Isku Dheeli tiran
61 5537742
Mega White Waa Cream Daawaysan oo loogu talagalay in Uu baabiyo Xaasaayada keenta Gudguudka dhiigroorka Ciirciir wajiga,Finanka iyo Shocaaca Mililka,Wajiga Xidida ha leh,Wajiga Qandhanaaya Ee kululaanaya islamarkaasna Caasaanka dhiiga ah Noqonaaya. Waa Cream Aysan Ku jirin Wax kimika ah Whitenig na Malahan Astaamaha Aan kor kusoo Sheeganay Hadaad kacabanaysid Isga ayaa kaa Caawin doona insha.alaa
61 5537742Safa Herbal Cream
Waa Cream Lagu Daaweyo Xanuunka Galaha Sida- Xininyo Xanuunaka , Xiniiyo Cuncunka , Xininyaha Oo kala dheerada Barara, Kulay, Saa,id ah Leh Kacsi la.aan Hami yarida Shoog Galmada ah Biyo Bax Dag Dag ah Ama Shahawada oo iska Soo Qubata adiga oon Wax Badan Samayn Xubinta Tarnka oo ku danqata ama Xaafta kaadida oo ku gubta ama Kaadi yar yar oo aan Soo baxeeynin Iyo shahawo Soo raacda kaadida.
Hadaba Haad leedahay Astaamaha aankor ku soo sheegnay qaybo kamida Waxaa ku dhacay Cudurka Galaha Iskaga Daaway Qaliin la,aan Safa Herbal Cream oo ah Cream Loogu talagalay Galaha iyo Egfishinka KuDhaca Xubnaha Taranka iyo Kuwa Galmada.
Nagala Soo Xiriir Numberka Shaashada Saaran.
61 5537742Jast White Face Cream Waa Cream Ku Sinaaya Cadaan leh Dhalaal Saa,id ah Waxaana laga Sameeyay Dawooyin La dagaalama Xasaasiyada iyo Fitamiino daabiici ah oo Isku Dheeli Tiraaya Wajiga Saliida leh iyo Midka aan Saliida lahayn Waxa uu Baabiyaa Haaraha, Gudguduudka ,Dhiig Roorka Finanka Iyo Shocaaca Jacjaca iyo Kulaylka Wajiga Ha moogaan Just White face Cream gives you Natural Multivitamins makes your skin brighten glowing and health
Suuqa Wayn Ee Bakaaraha Ama Nalaga Soo Xirir Numka Shaashada Saaran
61 5537742Maka Cabanaysaa Babaasiir oo Nabar maku yaalaa dhiig iyo dhecaan maleeyahay Saxarada dhiig masoo raacaa Cuncun iyo Qodxo in ay ku tagan yiin Barar xafaaf dikaan Xanuun Saa id ah oo jiif iyo Joogba kuu diiday maku haayaa Neerfaha Murqaha sedaha iyo kala Gooysyadu maku xanuunaan Cagaha Olol iyo kabuuyo saa id ah madareentaa Hadaba Waxaan idiinkeenay ANFAC HERBAL CREAM Waa Cream Laga Sameeyay Daawoyin Kaladun oo Herbal Ah kaas oo Astaamaha aan Soo Sheegnay Kaa Daawaynaya In Sha,allah Wixii Faah Faahin Ah Nagla Soo Xiriir Namberka Shashada Saaran.
Wax tarka Cream
1. Waxa uu Baabi, iyaa Baraarka
2. Waxaa uu baabi,iyaa Xafaafka iyo dikaanka
3.Waxaa uu baabi,iyaa murqa xanuunka
4. Waxaa uu Baabi,yaa Caga olooka
5.Waxaa uu baabi,yaa kabuubyada iyo seedad xanuunka
6.Waxaa uu baabi Nerfaha, Xididaha ,kalagooysyo Xanuunka
7. Waxa uu Qalajiyaa Naberka
8. Waxaa uu Si habsami leh u socod siyaa dhiiga ku soo hoora dabada
Istic maalka Creamka
1.Ka hor isticmaalka dawada Kunadiifi Makaaka Biyo iyo shaanbada Jeermis dilaha ah ee lasocta Creamka ama Sabuun
2.Kadib u isticmaal Dawada Suuf ama Silingo 3cc ah
3.Suufka mari Creamk oo Gaarsii Nuberka inta Muuqata iyo Gudahaba
4.Hadii Nabarku gudaha jiro Suufka gudaha ugali ugana sootag
5.Isticmaal Dawada Maalintii Sadex jeer iyo markasta oo aad Suuliga gashi
61 5537742Mega White Waa Cream Daawaysan oo loogu talagalay in Uu baabiyo Xaasaayada keenta Gudguudka dhiigroorka Ciirciir wajiga,Finanka iyo Shocaaca Mililka,Wajiga Xidida ha leh,Wajiga Qandhanaaya Ee kululaanaya islamarkaasna Caasaanka dhiiga ah Noqonaaya. Waa Cream Aysan Ku jirin Wax kimika ah Whitenig na Malahan Astaamaha Aan kor kusoo Sheeganay Hadaad kacabanaysid Isga ayaa kaa Caawin doona insha.alaa
61 5537742Muraad Face Cream Waa Cream Daawaysan Oo laga Sameeayay Fitamiino Iyo Boratiino Loogu Talagalay Kobcinta Wajiga Iyo Dhabanada, Buuxinta Dulduleelada Wajiga Nubruhu ku Reebaan, Xoojinta Maqaarka Khafiifka ah Iyo Buuxinta Godadka Indhaha Hoostooda Gala,Tirtiritaanka Jacdadka iyo Miinta,Tirtiritaanka Nabraha afka h**e dhecaanka kuleh Waa Cream Aysan ku Jirin Wax kimiko ah Whitingna Malahan. ASTAAMAHA AAN KOR KU SOO SHEEGNAY HADAAD KA CABANAULYSID ISAGA AYAA KAA CA… See more
61 5537742Maku aragtay Wajigaga Jacdad iyo duuduub miiin iyo Maqaarka Wajiga oo khaafiif ama Caato ah Jiir Go Ama god Indhaha Hoostooda maku leedahay Madarentaa Wajiga oo Sii dhamaanaya Tushtush Gomamka oo Kusoo Baxa Godad yar yar Nabro Ma kugu Reeben Ma isku aragtay Xasaasiyad Kimikooyinku Maku Dhibaan Wajiga GUDUUD Xidido Haaro Jacjac Qandho Iyo Kuleeyl Milil Iyo Casaan Dhiig Ah Makuleedahay Hadaba Waxaan Idiin Keenay Creemada Muraad iyo Mega oo Ah Kareemo aysan ku Jirin Wax kimiko ah Whitingna Malahan Waxaa isticmaali Kara Dadka waawayn Kuwa dhex dhaxaadka ah Kuwa kimikada Neceb Iyo Noockasta oo wajiga ah Dumarka Iyo Ragaba Hadaad Danayaysid Waxaad Ka Heli Kataa Suuqa Bakaaraha Qaybra Jumalada ama Nagala Soo Xiriir Nuberka Shaashada saaran
61 5537742
Maku aragtay Wajigaga Jacdad iyo duuduub miiin iyo Maqaarka Wajiga oo khaafiif ama Caato ah Jiir Go Ama god Indhaha Hoostooda maku leedahay Madarentaa Wajiga oo Sii dhamaanaya Tushtush Gomamka oo Kusoo Baxa Godad yar yar Nabro Ma kugu Reeben Ma isku aragtay Xasaasiyad Kimikooyinku Maku Dhibaan Wajiga GUDUUD Xidido Haaro Jacjac Qandho Iyo Kuleeyl Milil Iyo Casaan Dhiig Ah Makuleedahay Hadaba Waxaan Idiin Keenay Creemada Muraad iyo Mega oo Ah Kareemo aysan ku Jirin Wax kimiko ah Whitingna Malahan Waxaa isticmaali Kara Dadka waawayn Kuwa dhex dhaxaadka ah Kuwa kimikada Neceb Iyo Noockasta oo wajiga ah Dumarka Iyo Ragaba Hadaad Danayaysid Waxaad Ka Heli Kataa Suuqa Bakaaraha Qaybra Jumalada ama Nagala Soo Xiriir Nuberka Shaashada saaran
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jaale Siyaad, Dharkenlay
Mogadishu