Cabdalla C/ mohamed
《walal adoo mhdsn follow iisar》
《Kala soco madadaalooyin》》》
03/08/2024
DADKAYGOW WAAD DULOWDEEN ALLENA WUU IDIN DULEEYEY QOM ISMA DULEEYO ILAA ILAHAY WUU DULEEYA.
DAWLAD MA LIHIDIN MSDAX MA LIHIDIN QOF IDIN DAMQADA MA LIHIDIN.
BAL MAXA SUGAYSAN IN MID MID LA IDIN DILO AMA LA IDIN QASHO OO LA IDIN IIIBSADO MOOYANE.
31/07/2024
Ismail haniya May Allah have mercy on the horses. May Allah water them
25/07/2024
SOMALIA WAQTIGAN LA JOOGO WAA LAYSKUSOO BAHAYSTAY!
WAXAN LA HADLIYAA DADKA WAX GARADKA AH NACASNA HA MOOGADO.
SAWIR GUUD HADAN IDINKA SIIYO DALKANKEENA SOMALIYEED MEEL NOOL MA LAHA XATA DADKII.
DHALINYARO MA NOOLA DUMAR MA NOOLA HEER WAXAY MARAYSAA DUMARKII IYO RAGII BAAHI DARTED JIRKOODI KA GANACSADAN HALKA DALKOODI HOOYO AY KU DHASHEEN AY KA XAMALANIYAN ITOOBIYAN IYO OROMO.
NASIIB XUMO KA WAYN MA ARAG QOOMIYAD DHAN OO FICIL IYO DHIIG TOONA LAHAYN.
WAXA INTAAS U DHEER KOODA IS DHAHA WAX KA BEDEL QOOMIYADAN SII DABAR GOAYSA.
WAY DILAYAAN NINKOODA USOO BAXA HADAY DILAYAN MAXAN U QABAN KARNA ILAHAW WAAD NA ARAGTA SIDAN NOO DHAAN
21/07/2024
Nolosu waa is fahan
09/04/2024
Aan madaxwaynaha u ahay waxan ugu bisharayniyaa
08/04/2024
Hamplyo Hamplyo lascanod guul
31/03/2024
go'aankay gaartay waan soo dhawayniyaa
21/03/2024
farmaajo waa nin qadiyad aaminsan dalkiisuuna rabaa.
GOORMEE ASAAGEEN GAARINAA WAR XATA KALE BAA INA DHAFTAY?
🤣🤣KHIBRAD CUSUB IYO MADADAALO CUSUB
LIKE HA HILMAAMIN
01/03/2024
UMMADA SOOMAALIYED OO MANTA KUSO LABTAY MUQDISHO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu