Carfoon cosmetics

Carfoon cosmetics

Share

Waxaad ka heleysan Alaabo tayo leh ku anfaca kuna rali galiya macamil welcome

02/07/2024

Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan taabagaliyo barnaamijka ABAALMARI NAFTAADA oo ay qabaneysey Dooritech.

Guuleestayaasha waxaan leeyahay Hambalyo.

Dooritech waxaan leeyahay waa ku mahadsantihiin howsha wanaagsan ee aad u heysaan bulshada.


Highlights

09/04/2024

Eid Mubarak macaamisha carfoon Cosmatic meelwalbo dunida kajogtaan

Photos from Dooritech's post 08/01/2024

Dooritech waa company kashaqeya pos systems ka carfoon Cosmatics neh ad ayeey ugu qanacday howsh aay u dhibteen dooritech waana company shaqo nadiif kuu qawanayan iyo soo dhawyn wanagsan waan u mahad celinaa team ka nala shaqeyay

29/12/2023

Saadaali ciyaarta u dhaxeeysa Galmudug iyo Hirshabelle kuna guleyso hadiyada aay kugu talagashay carfoon Cosmatic shurudaha lagarawo share like and follow thnks

24/12/2023

Forscar waa pomato loogu talagalay dadka dhawaca leh sida sakinta meel latolay mise meel guwatay iyo wixii lamid ah waana cream damanad leh latijawiyay mudo 3 bilood ayuu socona isticmalkiisa

02/09/2023

Carfoon cosmetics oo idin keentay EYÜP SABRI TUNCER ŞAMPUAN iyo sharaxaadiisa:

Carfoon cosmetics oogu imaaw wax walboo natural ah.

Carfoon waxay diyaar kuula tahay in ay kuugu keento gurigaaga ama goobtaada ganacsi.

↘️Hada Dalbo:
0615662828
Ama Nagala Soo xariir:
WhatsApp number: wa.me/252615662828

30/08/2023

EYÜP SABRI TUNCER ŞAMPUAN

Sadkaan is wato wuxuu ka kooban yahay:
🌸 Waa shampoo single ah original ah.
🌸 Tintaada waxay siinee saliid wey furfuree daadashadana wey ka yareenee.
🌸 Waxaana idin keentay carfoon cosmetics.

Carfoon cosmetics oogu imoow wax walboo natural ah.
↘️Hada Dalbo:
0615662828
Ama Nagala Soo xariir:
WhatsApp number: wa.me/252615662828

Photos from Carfoon cosmetics's post 29/08/2023

Waxaan idin keenay (EYÜP SABRI TUNCER ŞAMPUAN) oo ah:

🌸 Waa shampoo single ah original ah.
🌸 Tintaada waxay siinee saliid wey furfuree daadashadana wey ka yareenee.
🌸 Waxaana idin keentay carfoon cosmetics.

Carfoon cosmetics oogu imoow wax walboo natural ah.
↘️Hada Dalbo:
0615662828
Ama Nagala Soo xariir:
WhatsApp number: wa.me/252615662828

28/08/2023

Carfoon cosmetics oo idin keentay PLUM GREEN TEA SERUM, FACEWASH, SPF SUNSCREEN & FACE MIST iyo sharaxaadiisa:

Carfoon cosmetics oogu imaaw wax walboo natural ah.

Carfoon waxay diyaar kuula tahay in ay kuugu keento gurigaaga ama goobtaada ganacsi.

↘️Hada Dalbo:
0615662828
Ama Nagala Soo xariir:
WhatsApp number: wa.me/252615662828

27/08/2023

PLUM GREEN TEA SERUM, FACEWASH, SPF SUNSCREEN & FACE MIST

Sadkaan is wato wuxuu ka kooban yahay:
🌸 Afartaan shey wuxuu ka kooban yahay Serum, Facewash, SPF Sunscreen & Face Mist.
🌸 Waxaa loogu talagalay dadka saliida leh wajigana dulduleel kuleh.
🌸 Waxaadna ka heli kartaa carfoon cosmetics.

Carfoon cosmetics oogu imoow wax walboo natural ah.
↘️Hada Dalbo:
0615662828
Ama Nagala Soo xariir:
WhatsApp number: wa.me/252615662828

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Xamar Weyne Agagarka Masjidka Marwaas Woxo Kasoo Horjeda Kalinta Shidalka Marwaas 618883961
Mogadishu
COSMATIC

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:40
Tuesday 07:00 - 20:30
Wednesday 07:00 - 20:30
Thursday 07:00 - 20:30
Friday 07:00 - 20:30
Saturday 07:00 - 20:30
Sunday 07:00 - 20:30