Bukaan Hage

Bukaan Hage

Share

Bukaan Hage Clinic Center. Mogadishu Somalia

10/07/2024
12/11/2022

13$

Photos from Bukaan Hage's post 16/07/2022

raga ma qaldamaa, qalqalka iyo waxa loyaqano stem cell therapy waxkabaro.

Hormonka wa chemicalka jirkaga farinta qada waxa so sara qanjir loyaqano (endocrine)
Chemicadan waxay jirka xididasa dhamantoda
Waxayna farayan xubnaha jirka wuxu sameyn laha waxay controlan waxyabo badan jirkaga kamida sida taranka.

Hadu hormonkaga qalqalo waxay lamid tahay inu yar yahay ama badan yahay hadi waxyar isbadan wuxu dhibataynaya dhaman jirkaga o idil.

qaba qalqalka hormonka badana waxay qabaan cudurka loyaqano (PCOS)hore wan uga hadlay cudurkan pageka ka aqriso.
Hormoonkq wuxu isbadali kara sida cadigaaa 1. Xiliga qaangarka
2.uur marka ledaha
3. Marka nuujineysid
4. Cadada go'do o qofka waynado

lagu garto dumarka qaba o warersan.
1. Dhiig xoog ah,dhiga o maqnada marmar, dhiga o gosgos noqda
2. Timo badan wajiga
3. Nabro wajiga
4.maqarka o madowada
5.xanuun galmda
6. Xubinta oo qalasha
7.dhidid habeenki
8. Lafo xanuun

raga hormonka ka qaldamo

Hormonka loyaqaniTestosterone wuxu muhim u yahay raga iyo hormarkoda.

ninka so sareen testosterone ku filan wuxu sababi karaa calamahan so socda.

1. Naasaha o kora
2.naaso xanun ama dikaan
3.kacsi la aan xubinta o kacayn
4. Murqaha jirka o luma ama xanuna
5.rabitaanka o yarada mudo kadib noqda
6. dhalmo la aaan
7.garka tintisa iyo xada o yarata
8. Nabro wajiga (finqoq somalida utaqana)
9. Warer/walwal/cajis badan.

.b ilmaha naftoda wu kudhaca xiliga qangarka udhow yahay.


dhalmo la anta StemCell wa 6 isbuuc o lahubo o jirtka kasarayo wixi qashan kujiraa ama wixi sun jirka kujira o keni kara, dhalmo la an iyo qalqal hormoonka.

Waa maxay cell therapy?
wuxu kasaraya sunta jirka wana qaab anan laheen xanuun badan kaso kadhuqaya unuguada jirka wixi sun ah e kenaya dhalmo la anta ama warerka hormonska.


1.wuxu sara sunta qatar ta ah
2.wuxu sara caabuqa jirta
3.wuxu saxaa PH jirka ama hormonka
4. Wuxu falashaaa infakshanka
5. Wuxu nadifiya dhiga so lohelo dhig nadifa iyo neef nadifa.
6.wuxu saraaa buro biyoodka kori raba
7.wuxu furaaa jirta melaha xirmay sida tubad
8.jirka wuxu kasara baruur
9. Wuxu kor uqada cafimadka jirka si qofka uur uqaado.

therepy. Habkaan wuxu kacawin dona rag iyo dumar inta la wadayn dhalmo laanta in jirkaga laga saro sunta , waxa jiro dad badan o dawoyinka dhalmo la anta anan wax kuhelin ka saar jirkaga sunta.

ubahan wa lo sharxaya.
Wax qalina ma maridono dawoyin diyarsan u qadan dona.

15/07/2022

makaanka oo xirmata iyo sida lo daweeyo.(blocked fallopian tubes)

By Dr Naima
Fallopian tubes waa tuboyin yar yar o kuyala minka 2 badisa dhinac kaso kuxirirto ugxamaha sidokle tuboyinka wa mesha ay kukulmaan shahwada iyo ugxanta gabdha halkas u kadhaco bacriminta.

Marki wu dhaco xiran o shawadi iyo ugxaanti isqabsan wayan kadibna ay tubada kusafri waayaan xaladaas markay dhacdo ayaa ladhaha tubooyin ayaa xiran.
Dhalmo la anta dumar wa ugu badan e sameya wa tuboyinka xiran wadankena
Aduunkana wa 40% dumar ay kukento dhalma la anta.

Hadi 2 tubo xiranyihin wxy kenaysa dhalmo la an lkn hadi halxirantahay uur wayelanaysa lkn waxay halis ugu jirta uurka ku aburma tuboyinka.

sababo in ay xirman tuboyinka.

Pelvic inflammatory disorder (PID): wa cabuq ama infection kudhaca xubinta taranka gabdha qas ahan gabdhaha qaba cudurada faafa sida jabtada wa xaladan waxay xirta tuboyinka waxayna sameysata guntimo ama buroyin yar yar.

Endometriosis: wa caabuq kuimada xubka dhexe ee makaanka wana xaalad xanun badan taso keenta scare ( nabar) kaso samesta guntimo kadibna ay tuboyinka xirmaan sidas kudhacdo dhalmo la an.

Fibroid: wa buro kaso baxdo minka taso kenta in tubada xirmato.

Ectopic pregnancy: uur kusamesma tuboyinka wuxu sababa in hal tubo xirmato (tubalphimosis)

Waxa kalo kena qalinka wax yeladisa
Sida kan ilmaha lagu qalo hooyada , ilmaha lagu so xaaqo iyo qalinkasta o calosha alaga sameeyo.

Tubal ligation removal. Wa xal lasameyo marka ilmaha la jojinayo taso tubada dhan laxiro ama laqalo somalida masameyan tan.

Infectionka kudhaca taran haweenka. Sida kuwa ilmaha kudilmeen o kle.


( calamadaha)
Majiro wax calamada kaliya wa marki qofka yeelan waayo uur mudo halsano ayado cilad kale jirin wa in markas leska hubiyaa, marmar wuxu qofka isku arkaa xanun miska ah ama gees.

lagu ogaadaa

Hysterosalpingogram: (raajo)

Somohysterography: computer lagi arki karo tubada.

Chromotubation

tt (daawaynta)

lapascopy

Salpingetony – inla saro qaybta xiran.

flushed Wa process an dhib lahen laguma furi karo tubada.

Qalimadan losameynayo tubada dhibatoyin bdn ayey kenayan.

N.b tubada way sixirmi kartaaa markale.

laqadankaro intanan qalin lagu dag dagin.

1. P Medicine wa dawo latijabiyey o herbal ah qayb wayn kaqadata furista tubada

Faidada herpalkan u leyahay.

It removes any blockage or obstruction in your tube
Wuxu sara mesha guntinta kuxirmatay
Wuxu heysiyaa waxyelada gartay tubada
Wuxu nadifiya infectionka.
Wuxu fududeyeya uur qadista
Makaanka u nadifoyaa.

2. Infirtility massage ama masajen tuboyinka xiran.

3.Doctor best herpal.
4. All vitamins
5. Wixi kenay in ladaweyo sida infection
5. In lasameyo tubal flash. Iyo daawoyin kale oo farabadan.



hal tubo kaxiran tan kale ku cafimad qabto haku dag dagin qaliin.

Siyabaha lagu ogan karo adigo marin baristas xitaa mid ama 2 kamida hayelin tubaa kaaxiran.

ay furmi wayso waxaa wanagsan in qofka uu sameyo IVF.

Naima
Share gareya si dumar badan uga faidan.

Photos from Bukaan Hage's post 07/07/2022

Biishaaro, Bishaaro, waxaa loogu bishaareeynaa dad weeynaha in isbitaalka uu sameeynayo qiima dhimis dhan 50% iyo inta lagu jiro 10 ka bisha carafo. xalab hospital waxaa ka howl gala mohamed Abdulhamiid oo khabiir ku ah xanuunada kor ku xusan lehna 10 sano oo khibrad ah
adrees mogdishu, wadada taleex

06/07/2022

Titan gel Original.

Photos from Bukaan Hage's post 03/07/2022

Ha moogaanin waa -ka Ragga waa daawo isku jirto wada dawayso Biya baxa degdega,iyo Hammi darrarada , sidoo kale siyaadiyaa xubinta toosi xaajada lamanahaaga🫂waa Original.

🙆

Waxa sidoo kale kuu diyaara barafuunka labadiisa nooc Rag iyo Dumar kuso jiido udkoonkaaga lamaanaha.

🧜‍♂️🧜

24/04/2022

Nooc cusub Buraashka Ilkaha iyo daawadiiso oo Casiriya, 👇dalbada waa idiin diyaar Caruur, Ciroole iyo Hanaqaad intaba💯

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Ali Kamiin
Mogadishu