maanka cadde

maanka cadde

Share

follow iyo share igu cimaamada saxibayal

06/09/2024
06/09/2024
30/08/2024

War heedhe ilma adeerayaal yaa ku soo raaxeystay noloshaan?πŸ€”

28/08/2024

Beryaan kala maqneynee
Bulshadeediyeey ma nabad baa
Beerka iyo bogga hoosaad
Iyo badi badankoo idil
Baahi idin qaboo idin tabaye
Bulshooy bulshadeediyey
Ma nabad baaπŸ™πŸ€”πŸ‘‘πŸ™πŸ«‘πŸ’πŸ«Ά

31/05/2024

HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAAGA HOOYOπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ«‘πŸ™
FOLLOW ME πŸ€ŒπŸ«‘πŸ™

09/05/2024

YAA ILA MIDOO U XIISAY NOLOSHII WACNEYDEE BAADIYAHA JAWI + BUUQ LA,AAN CABSI BILAA WALWAL.....πŸ™πŸ‘‹πŸ™
FOLLOW ME PLEASE πŸ™πŸ€ŒπŸ™

04/05/2024

ALLA MAXAAN U XIISAY JAWIGAAN CML
TOLOW WAA HALKEE HALKAAN....?
MUUQAALKA MEEL FOG GAARSIIYA GUYS..

03/05/2024

ANIGA WAAN UXIISAYEE YAA KALOO UXIISAY?
PAGE FOLLOW KU CIMAAMADA SAAXIBAYAAL....

02/05/2024

LABA ERAY KU KOOB MUUQAALKAAN.....

02/05/2024

SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄ WAA DAL NOOL
BALSE DADKIISA AY DHINTEEN..
DHUL BARWAAQO IYO TUJAAR AH
IYO DAD FAQIIRNIMO IYO GAAJO DISHAY...

01/05/2024

SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄ SANAAG CEERIGAABO BUURAHA CALMADOW ALLA DALXIIS KU WACANAAπŸ«ΆπŸ‘ˆ

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
019750