The Medical Minutes
Your go-to source for quick, reliable health updates and expert advice in just a minute!
10/03/2025
Dr. Abdiladiif Mohamed Ali, kabiir ku takhasusay cudurada Neerfaha iyo la tacaalidooda.
Balan ka qabso oo hel Talo caafimaad oo kugu haboon.
Kala soo dagg appka Somdoctor Link comment yaal.
770609525
08/10/2024
Fariin muhiim ah
๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐บ๐๐๐ท๐ถ๐๐ฒ๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐
๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ ๐ต๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ ๐ณ๐ถ๐น๐ป๐ฎ๐๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ (๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐น๐ธ๐ฎ) ๐คโก๏ธ๐
daraasaduhu waxay tilmaameen in dadka caado ahaan seexda wax ka yar 6 saacadood habeenkii ay aad ugu dhowdahay inay yeeshaan miisaan kor u dhaafaya kan caadiga ah (BMI) marka la barbardhigo dadka hurda siddeed saacadood iyo waxii ka badan.
Haddaba hurda yaridu waxay noqonaysaa halis kale oo keenta buurnida ama cayilka , taas oo ku biirtay laba qatarood oo h**ey loo yaqiinay inay cayilka sababaan waana jimicsi laโaanta iyo cunista cuntada badan oo aan isku dheeli tirneen.
Cilmi-baaristan oo ku saabsan sida jirka u maareeyo dheef-shiidka iyo rabitaanka cuntada ayaa ah mid sharaxaysa xiriirka ka dhexeeya hurdada iyo buurnida.
Hurdada oo aan aheen mid kugu filan ama aad dhafarka badsato ayaa lala xiriiriyay inay tahay fursadda halis miisaan koror ah .
Inta lagu guda jiro hurdada, jirkeenu wuxuu soo daayaa hormoonno xakameeya ama maamula rabitaanka cuntada, tamarta jirka, iyo sida jirku u maareeyo sonkorta.
Hurdada oo noqota mid aan kugu filanyn waxay carqaladeysaa dheelitirka hormoonnadaas iyo kuwa kale. Tusaale ahaan, hurdada oo liidata waxay kordhisaa soo saarista cortisol, oo loo yaqaan "hormoonka walbahaarka ama walwalka ." Sidoo kale, hurdada oo aan ku filnayn qof waxay keentaa kororka soo saarista insulin-ka kadib cuntada. Insulin waa hormoonka xakameeya habaynta sonkorta jirka iyo ka keydinta dufanka
Marka laga hadlayo cunista cuntada aan isku dheelitirneen iyo cayilka ayaa daraasaduhu waxay qeexayaan inay jirto xiriir ka dhexeeya cuniata cunta badan iyo cayilka iyagoo laga eegayo is badalka hormoonada.
Tusaale hurdada oo yaraata waxay keeni karta hoos u dhaca hormoonka leptin kaasoo ah mid qiyaasa xadiga cunno ee loo baahanyahay isla markaana dira fariin una shega maskaxda inay cuntadu ku filantahay. Hadii uu yaraado hormoonkaas waxaa ka dhalanaya in cuntada xadigeedu kordho. Sidoo kale kororka hormoonka ghrelin kaasoo kiciya rabitaanka cuntada markaasoo qofku uu cunto badan cunayo xitaa haduu haysto dhammaan calories kii uu u baahnaa taasna waxaa sababay hurdada oo aan aheen mid ku filan qofka.
Waxaa kale oo miisanka si aan caadi aheen u kordhiya cunista macmacanka iyo cuntada halka jin ah. Hadana aan lagu darin jimicsi iyo saaritaanka.
โ ๏ธ *Fariintaan waxaa idiin soo gudbinaya barnaamijka The Medical Minutes ee SOMDOCTOR* ๐ฉบ
29/09/2024
๐โค๏ธ ๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ซ๐ญ ๐๐๐ฒ โค๏ธ๐
๐๐๐ฅ 29, 2024
๐ซ ๐ฏ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐ฟ๐๐
๐๐
๐
๐๐
๐ ๐พ๐๐
๐๐๐๐ (๐ช๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐๐)๐ซ
Xanuunnada xididdada wadnaha waa kuwa ugu badan ee keena khatarta caafimaadka guud, sababtoo ah waxay si toos ah u saameeyaan qaabka dhiiggu ugu qulqulo jirka. Xanuunnada noocan ah waxay keeni karaan (Heart Attack) oo ah in uu istaag ku yimaado mid ka mid ah halbowlayaasha sameeya qulqulka dhiiga, istaroogga (Stroke), iyo xannuunada kale ee wadnaha. Si kastaba ha ahaatee, xanuunnadan intooda badan waa la iska ilaalin karaa ama waa laga hportagi karaa iyadoo la qaato tallaabooyin caafimaad oo joogto ah. Halkan ka aqriso talooyin muhiim ah oo ku saabsan sida loo xakameeyo khataraha cudurradan:
1. ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ด๐ด๐ฎ (๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ถ๐ป๐ด ๐๐น๐ผ๐ผ๐ฑ ๐ฃ๐ฟ๐ฒ๐๐๐๐ฟ๐ฒ)
๐ฉธ ๐๐๐ฃ๐๐ฃ๐ก๐ข ๐๐ฆ ๐๐ถโ๐ช๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ฉ๐๐บ: Cadaadiska dhiigga oo sareeya waa mid ka mid ah sababaha ugu badan ee keena cudurrada xididdada wadnaha. Waxay dhaawacdaa gidaarada xididdada dhiigga, taasoo horseedda dillaac iyo sidoo kale is badal la xiriira dhumucsiinta xididdada.
๐ง๐ฎ๐น๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด
โ Iska ilaali cunista milixda badan
๐โโ๏ธ Samee jimicsi joogto ah.
โ๏ธ Hoos u dhig miisaankaaga haddii uu sareeyo.
๐ญ Ka fogow cabista aalkolada iyo sigaarka.
๐ Hubi in cadaadiska dhiiggaaga uu ku jiro heerka caadiga ah (120/80 mmHg).
2. ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ฐ๐ผ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐
๐ฎ๐ธ๐ฎ๐บ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ผ๐น๐ฒ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ผ๐น-๐ธ๐ฎ (๐๐ผ๐ป๐๐ฟ๐ผ๐น๐น๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ผ๐น๐ฒ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ผ๐น ๐๐ฒ๐๐ฒ๐น๐)
๐งฌ ๐๐๐ฃ๐๐ฃ๐ก๐ข ๐๐ฆ ๐๐ถโ๐ช๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ฉ๐๐บ: Kolestaroolka sareeya wuxuu horseedaa ururinta dufanka ee xididdada dhiigga, taasoo yareyn karta socodka dhiigga oo keeni karta dillaac iyo dhiig-joojin wadnaha ah.
๐ง๐ฎ๐น๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด
๐ฅ Cun cuntooyin hodan ku ah dufanka caafimaadka leh sida avocado, lawska, iyo kalluunka Omega-3 (sida salmon-ka).
๐ Ka fogow cunista cuntooyinka la shiilay
๐ Qaado miraha iyo khudaarta oo caawinaya yareynta LDL (kolestaroolka xun).
๐ Hubi in heerka LDL kolestaroolkaagu uu hooseeyo halka HDL-kaagu (kolestaroolka wanaagsan) uu sareeyo.
๐ฏ. ๐๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ป๐ธ๐ผ๐ฟ๐ผ๐๐ด๐ฎ (๐ฃ๐ฟ๐ฒ๐๐ฒ๐ป๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ถ๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐๐ฒ๐)
๐ฌ ๐๐๐ฃ๐๐ฃ๐ก๐ข ๐๐ฆ ๐๐ถโ๐ช๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ฉ๐๐บ: Sonkorowgu wuxuu dhaawacaa xididdada dhiigga wuxuuna kordhiyaa khatarta xannuunada wadnaha. Dadka qaba sonkorowga waxaa ku badan khatarta wadne xanuunka iyo istaroogga.
๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐
๐ฅฆ Cun cunto caafimaad leh oo dheelli tiran sida kuwa aan la warshadayn iyo khudaarta.
โ๏ธ Maamul miisaankaagaโhoos u dhig haddii uu sareeyo.
๐ Ku dadaal in heerka sonkorta dhiiggaagu uu caadi ahaado.
๐โโ๏ธ Samee jimicsi joogto ah si loo yareeyo khatarta sonkorowga.
๐ฐ. ๐๐ผ๐ผ๐ท๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ถ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ ๐๐ผ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ค๐ถ๐ถ๐พ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฒ (๐ค๐๐ถ๐ ๐ฆ๐บ๐ผ๐ธ๐ถ๐ป๐ด ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐๐ผ๐ถ๐ฑ ๐ฆ๐ฒ๐ฐ๐ผ๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฆ๐บ๐ผ๐ธ๐ฒ)
๐ญ ๐๐๐ฃ๐๐ฃ๐ก๐ข ๐๐ฆ ๐๐ถโ๐ช๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ฉ๐๐บ: Sigaarku wuxuu dhaawacaa gidaarada xididdada dhiigga, taasoo horseedi karta ciriiri ama dillaac. Isla markaana, qiiqa dadka kale (secondhand smoke) wuxuu keenayaa isla dhibaatooyinkaas iyo kuwa kasii halis badan.
๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐ a
๐ญ Jooji Sigaarka: Haddii aad tahay qof cabba sigaarka, waxaad u baahantahay inaad si joogto ah ula socoto xaaladada sanbabadada iyo xididadada iyo caafimaadkaga guud
๐ Ka Fogow Qiiqa Dadka Kale: Ha u dhawaan dadka cabbaya sigaarka ama meelaha sigaarka lagu cabo.
โ
Haddii aad joojiso sigaarka, halista wadne xanuunkaaga hoos ayay u dhacaysaa si dhakhso ah.
๐. ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ก๐๐ช๐๐๐ช๐ ๐๐ข๐ซ๐ค๐ (๐๐๐ ๐ฎ๐ฅ๐๐ซ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ)
๐ช ๐๐ข๐๐ข๐๐ต๐ ๐ด๐บ ๐๐ข๐ฉ๐๐ช๐ ๐ ๐๐ขโ๐ข๐ฆ: Dhaqdhaqaaqa jirka wuxuu caawiyaa yareynta miisaanka, cadaadiska dhiigga, iyo hagaajinta wareegga dhiigga.
๐ง๐ฎ๐น๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐
๐ด๐ฎ๐น๐ถ!
๐๐ฝโโ๏ธ Samee ugu yaraan 30 daqiiqo oo jimicsi ah maalintii, 5 maalmood usbuucii.
๐ถโโ๏ธ Jimicsiga fudud sida socodka, orodka, iyo baaskiilka ayaa kaa caawin kara caafimaadka wadnaha.
โณ Haddii aadan heli karin waqti badan, xitaa hawlaha maalinlaha ah sida fuulitaanka jaranjarooyinka ayaa faa'iido leh.
๐ฒ. ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐๐น๐ฒ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฒ๐ต (๐ ๐ฎ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ถ๐ป ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต๐ ๐ช๐ฒ๐ถ๐ด๐ต๐)
โ๏ธ ๐๐ข๐๐ข๐๐ต๐ ๐ด๐บ ๐๐ข๐ฉ๐๐ช๐ ๐ ๐๐ขโ๐ข๐ฆ: Cayilka iyo miisaanka sare wuxuu kordhiyaa khatarta cadaadiska dhiigga, kolestaroolka sare, iyo sonkorowga, kuwaasoo ah sababa ugu weyn ee xannuunada wadnaha.
๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐
๐ฝ๏ธ Isticmaal cuntooyin kalooriyadoodu hooseyso iyo kuwa nafaqo leh.
๐๏ธโโ๏ธ Samee jimicsi si aad u yareyso dufanka jirka.
๐ Dejiso yoolal yaryar oo miisaan lumis ah si tartiib-tartiib ah.
๐ณ. ๐๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ช๐ฎ๐น๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ (๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ถ๐ป๐ด ๐ฆ๐๐ฟ๐ฒ๐๐ ๐๐ณ๐ณ๐ฒ๐ฐ๐๐ถ๐๐ฒ๐น๐)
๐ Walbahaarka joogtada ah wuxuu kordhiyaa cadaadiska dhiigga iyo dhibaatooyin kale oo wadnaha ah.
๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ
๐งโโ๏ธ samee farsamooyinka kaa ilaalin kara stresska sida aqriska Qur'aanka iyo Digriga Allah.
๐ถโโ๏ธ Iska ilaali xaaladaha keena walbahaarka oo isku day inaad hesho wakhti nasasho ah maalin kasta.
๐ค Dhiso taageero qoys iyo saaxiibbo oo aad ku kalsoon tahay.
๐ด. ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ฐ๐ผ๐๐ต๐ผ ๐๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ (๐ฅ๐ฒ๐ด๐๐น๐ฎ๐ฟ ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต ๐๐ต๐ฒ๐ฐ๐ธ-๐จ๐ฝ๐)
๐ฉบ Kormeeridda joogtada ah ee caafimaadkaaga waxay kaa caawin kartaa inaad ogaato khataraha xanuunka xididdada wadnaha si goor h**e loo maareeyo.
Maxaa La Hubiyaa?:
๐ฉธ Cadaadiska Dhiigga: Hubi heerka cadaadiska dhiiggaaga si joogto ah.
๐งฌ Kolestaroolka: Samee baaritaanka kolestaroolka ugu yaraan sanadkii.
๐ฌ Sonkorta Dhiigga: Hubi heerka sonkorta haddii aad leedahay khataraha sonkorowga.
๐พ๐โ๐๐๐ก๐๐๐๐ ๐ฅ๐๐๐ข๐ข๐๐๐๐๐ ๐ค๐๐๐๐โ๐ ๐ค๐ข๐ฅ๐ข๐ข ๐ข ๐๐๐โ๐๐ ๐ฆ๐โ๐๐ฆ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐ ๐โ.
Drmohamed Said
29/09/2024
wax ka ogow Baabasiirka muuqaalkaan waxaad si faahfaahsan uga bogan kartaa cudurka baabasiirka iyo waxa lagu garto iyo sida lagu maareeyo.
29/09/2024
๐ ๐ ท๐ ๐ ฑ ๐ ป๐ โ ๐ ฐ๐ ๐ ฝ ๐ ณ๐ ๐ ฐ๐ ๐ ท๐ ฃ๐ ฐ๐ ก ๐ ๐ ด๐ !
25/09/2024
๐ญ๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐ฆ๐ข๐ง๐ฎ๐ญ๐๐ฌ
wax ka ogow Baabasiirka muuqaalkaan waxaad si faahfaahsan uga bogan kartaa cudurka baabasiirka iyo waxa lagu garto iyo sida lagu maareeyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252