Umu-Ayman Primary&Secondry School
Welcome to schoolka uma ayman perimey &
27/06/2026
Bismillaahiraxmaani Raxiim
Waxaa maanta si rasmi ah noogu bilaabanaya imtixaankii Final Exam-ka ugu dambeeyay ee sanad dugsiyeedkan. 📚
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda in ay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada, una galaan imtixaanka kalsooni iyo diyaar garow buuxa.
Waxaan uga mahadcelineynaa maamulka schoolka, macallimiinta, iyo waalidiinta dadaalka ay ku bixiyeen diyaarinta ardayda.
Guul ayaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda.
Dadaal maanta, guul berri.
14/06/2026
Ardayda birita imtixaanka geleysa shaahdiga dugsiga dhexe Allah idiin fududeeyo
Waxaan idin rajeynaa guul dhammaan ardayda soomaaliyeed iyo kugu schoolka uma ayman perimey and secondary
12/05/2026
Waxaa si rasmi ah uga furmay dugsiga school Uma ayman Primary and Secondary School tartanka kubadda cagta ee ardayda,
Kulankii furitaanka tartanka ayaa dhex maray iyo # boy ciyaarta uu si rasmi ah
Ugu badiyay kooxda somaali boy
Uma ayman Primary secondary school
09/04/2026
Bismillah
Alxamdulillaah! Mahad oo dhan waxa ay u sugnaatay Allah SW , waa maalin Arbaco taariikhduna ku beegantahay 8/4/2026 waxaa noo
Soo idlaaday wareegii kowaad Tartan Aqooneedka
" ee sanad dugsiyeedka 2025--2026
Waxa uu dhex marey fasalka 5aad iyo fasalka 8aad
Fasalka 5aad
Dhibcood= 14
GROUP fasalka 8aad
Dhibcood= 12
Halkaas waxaa guusha ku qaaday fasalka 5aad
Hambalyo ayaan leenahay Labada Group.
Guusha ha raacdo cid walba oo dadaalaysa!
#2025 _2026
Category
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Umu-Ayman Primary&Secondry School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.