Nasteexo Hassan Ahmed

Nasteexo Hassan Ahmed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nasteexo Hassan Ahmed, Health/Beauty, Mogadishu.

16/10/2023
31/07/2022

Raag qiimo leh wanaaga baxeen allaha uwado naxariiso

08/08/2021

Sheeko kaa qoslin doonta ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Juxaa ayaa maalin isagoo dameerkiisa saaran waxa uu la jidka kula kulmay nin ay is yaqaaneen. Ninkii ayaa Juxa ku yidhi "Juxoow markaad halkaasi soo socotay kuma garan adiga ee waxaan kugu gartay dameerkaaga". Juxa isagoon is dhibin ayuu aayar ugu jawaabay " Waa runtaa sababtoo ah dameeruhu iyagaa is yaqaanna" ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

# Fadlan haddii aad qososhay like iyo follow ugu cimaamad boggan.

Photos from Nasteexo Hassan Ahmed's post 25/01/2021

๐๐š๐›๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š?

1. Asbiriin + liin dhanaan.
๐Ÿ”˜Labo xabo oo kaniiniga asbeeiinka ah ayaa waxaa ku qaseysaa laba qaaddo oo biyaha liin dhanaanta ah kadibna mari nabraha korkooda oo ka dhaq markuu qalalo kiniinka.

2. Faxisada cajiinka+ liin dhanaan.
๐Ÿ”˜Qaaddo faxiso ah(yeast) iyo qaaddo liin dhanaan ah ayaa isku qaseysaa oo marsaneysaa wajiga markey ku qalashana waa ka dhaqeysaa.

3. Yoogot + malab.
๐Ÿ”˜qaaddo oo yoogot ah iyo qaaddo yar oo malab ah ayaa isku qaseysaa kadibna waxaa marineysaa wajiga waxaana ka dhaqeysaa 15 daqiiqo kadiba ama markey ka qalasho.

4. Asbiriin + khal + biyo.
๐Ÿ”˜2 xabo asbiriin iyo 1 qaaddo oo khal eh iyo 1 qaaddo oo biyo eh ayaa marineysaa meelaha nabraha leh dushooda oo kaliya waana ka dhaqeysaa 10 daqiiqo kadib.

5. Boorashka qamadiga ah + yoogat + malab.
๐Ÿ”˜2 qaaddo oo boorash ah ayaa biyo kusoo karineysaa 2 daqiiqo, kadibne waxaa ku dareysaa caanaha fadhiya(yogotka) iyo malabka 1 ama 2 qaaddo.
waxaana marsaneysaa wajiga oo dhan waxaana ka dhaqeysaa 30 daqiiqo kadib.

๐Ÿงก๐Ÿงก๐Ÿงก๐Ÿงก๐Ÿงก๐ŸŒฟ

07/06/2020

โœ” Is-Qadarinta aadmigu noloshay u tahay qurux Talo kaa qaloocdana waxaa dilay qorshihi h**e hadii aan nafqaybsiga run lagu qatimino laysku qabin kalsoonina qiimo malaha caashaqu...โฃ

02/06/2020

โœ” Ragnimada waatan ka dhigta gabadha iney ku adeecdo kulana qososho jaceyl dartiis ee maaha baqasho darteed...โฃ๐Ÿ’‘

14/05/2020

Allahuma amiin

04/04/2020

๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ

27/03/2020

ugu danbeyntii dalka farace ayaa ku gulesatay sosarista Dawadii Cofid-19
Alhamdulillah

15/04/2019

Wan idin salamay my asxabteyda

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu