GUUR DOON Online

GUUR DOON Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GUUR DOON Online, Health/Beauty, Guur doon online moqdisho, Mogadishu.

21/06/2024

WIIL SOOMALI OO GUUR DOONA

Magacaygu waa Cismaan Xaamud
Waxan ku nool yahay Hargayza

Da'daydu waxa weeyi 30 jir waxan ahay nin shaqasta oo isku filan

Kaliya waxa ova maqan gabadh aan nolosha La wadaago

Fadlan hadda tahay gabadh calaf doona ila zoo xidhiidh

Fariintda iigu reep comantiga zi aanu kula xidhiidho wiilka

Like zaar page Guur Doon Online Page

Share dheh

Comments ku reep fariintada zi aanu kuula xidhiidhno

21/06/2024

Guur doon hadaad tahay fadlan nala so xarir qeybta messengerka farintaada waa aqri doonaaa like isaar share gareey

21/06/2024

Guurdoon daacad eh ayaan ahay waxaa joogaa Australia will Africa joogo ayaan rabaa oo nolosha wadaagno hadaa ga heshay ila soo xiriir

21/06/2024

Guur doon ma tahay haa ama maya fadlan nala so xariir hadaad guur doon tahay like isaar page ka share gaarsii saxibadaa iskaabulada ah

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Guur Doon Online Moqdisho
Mogadishu