C&X GROUP

C&X GROUP

Share

waxaan iibinaa makeup noocyadiisa kala duwan. xarunteena waxay kutaal muqdisho, gobolada midkii aad

12/12/2019

Lipstick color iyo quality gii ugu sareeyay leh hadad dooneyso inagala so xadhiidh 0617521173.

12/12/2019

Waa Shandad labis ah oo munaasabado badan ku anfaceysa. kala xadhiidh 0617521173

12/12/2019

Suufafki lagu marsanayay foundation ka oo tayo sare oo laso hubiyay leh wa diyaar
Kala xadhiidh 0617521173

12/12/2019

12 xabo liners ah ood u isticmaali karo lips ka, sunayaha,eyeliner,iyo highliter ahaanba yaan laga dhameysan kala so xadhiidh 0617521173

Photos from C&X GROUP's post 18/11/2019

Brush yadi makeup ka lagu marsanayay oo iyana kala nooc ah oo ka koobaan 20 brush oo kala duwan wa diyaar.

18/11/2019

Lipliners 12 xabo oo color kala duwan leh. Waa la hubaa inaad ka heli doontid. Yaan laga dhameysan.qiimaha wa kaliya 12$.

18/11/2019

Rooseetadii qarniga tayo iyo qurux ba leh iuo qiimo kuraali galiya๐Ÿ‘„๐Ÿ’„๐Ÿ’„

18/11/2019

Lipstick iyo lipgloss iswato iyo color badan oo qurux badana nagala so xadhiidh wa diyaar.

Photos from C&X GROUP's post 23/07/2019

Kabo sandal dumarka ah tayo na leh
Price :16$
Size: 38 iyo 39

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hodan, Taleex
Mogadishu