degmada Garasbaaley
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from degmada Garasbaaley, Health/Beauty, Garasbaaley, Mogadishu.
05/10/2024
Taliyaha Sirdoonka iyo Nabad sugida Degmada Garasbaaley Abshir muumin
Shaqo wacan taliyeπΈπ΄ π«‘
29/09/2024
Bal hal Eray ku qeex πΈπ΄
Madaxweynaha dalka
Mudane Xasan shiikh maxamuud
Xaflad Sagootin ah oo Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika loogu sameeyay Gudoomiyaha dagmada Gasarbaaleey ee G/Banaadir.
29/09/2024
Xaflad Sagootin ah oo Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika loogu sameeyay Gudoomiyaha dagmada Gasarbaaleey ee G/Banaadir.
09/09/2024
Shibis iyo Garasbaaley waa diyaar.
Sadaasha kulankaan?
03/09/2024
Muqdisho, 02 September 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu qabtay xarunta Degmada Garasbaaleey oo loogu mahadcelinaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo 20-kii February 2024 u aqoonsaday ama u magacaabay Garasbaaleey in ay tahay Degmo buuxda.
Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir, Xoghahaya Guud ee Gobolka Banaadir, Saraakiisha Laamaha Amniga, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir, Siyaasiyiin, Odayaasha dhaqanka, Haweenka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.
βππππππππβπDEG GARASBAALEEY πͺ
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu qabtay xarunta Degmada Garasbaaleey oo loogu mahadcelinaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo 20-kii February 2024 u aqoonsaday ama u magacaabay Garasbaaleey in ay tahay Degmo buuxda.
Gudoomiye ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Abdiaziiz Maxamed Cismaan Oo Ka Hadlay Munaasabadda Mahadcelinta Madaxweynaha Ee Degmonimada Garasbaaley.
Gudoomiyaha Degmada Garasbaaley Δ°brahim Coloow Ayaa Ka Mahadceliyay cid walbo Ka Qeyb qaadatay Fehmi Ineey noqoto garasbaaley.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Website
Address
Garasbaaley
Mogadishu
1234