Obesity Centre / Aesthetics

Obesity Centre / Aesthetics

Share

Hadii aad cayilneyd inaa caatowdidna ay kugu adkeyd waxaynu kaaga dhigi doonnaa suurtagal

22/07/2021

Faruuryaheeda quruxdooda sidey ku jirto ayay dareentay

22/07/2021

Hadaa dooneysay inaad ilkaha xirato
Inaad ka maarantid ayaan kuu rumeyn doonnaa

18/07/2021

Indhaha hadey hoostooda kaa banaantahay
Waynu kuu buuxin doonnaa

17/07/2021

Waxaa horumar ah in Muqdisha
Aad Ka heleysid adeegyadi dibada loo aadi jiray
Farqi 20 sano ah

16/07/2021

Indhaha hoostooda in la buuxiyay kaliya maahane
Faruuryahaba qurux bey ku noqotay

16/07/2021

Indhaha hoostooda hadey ku goantahay ama God ku jirto
weynu kuu buuxin doonaa

16/07/2021

Hadii wajigaaga godgod leeyahay oo finan h**e kugu reebeen
Weynu kaa nadiifin doonnaa dhamaan

15/07/2021

Six pack hadaa jeceshahay isbuuc ku yeelo

13/07/2021

Mid kamid ah Customers keeni ugu hadafka iyo goaanka adkaay
Kana mira dhaliyay mudo 3 bilood gudahod ah

12/07/2021

B***y hadaa leedahay balse aa rabtid inaa dhisatid
Noogu imow xaruntena adigoo mahadsan

11/07/2021

Quruxdii aduunka oo qurux lagu sii daray
FARHIA THE BOSS LADY
Oo kamid ah Customer keena ku qurux badnaaday faruuryaha duritaankoda

10/07/2021

Hadii aad Body Builder tahay oo GYM ku daashay
ama is caateys awgiis jirka uu kaa jilcay
Murqo ayan kuugu sameyn doonaa jirka isbuuc gudihiis

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Kasoo Horjedka Saldhiga Wabari
Mogadishu