Cazaam cosmatics
waxaan diyaar unahay inaan goobtaada ama xaruntaada aan kuugu adeegno
08/12/2020
Saliid aad naga sugeeyseeyn waa diyaar
Saliid Qumbo kaligiisa iyo saliida 10 shay inkabadan ka kooban
Kawac: 0615048397
28/09/2020
Macaamiil Saliida aad wada sugeeyseeyn waa diyaar
Gacmo furan ku soodhawaada
26/09/2020
Saliidan Waxeey ufiicantahay Timo Go'goa sidookale Aflaxa ayeey bixisaa weeyna Dheereeysaa Timaha
Waane Natural ama Dabiici
Insha Allah berito waa diyaar
16/08/2020
Waa Gream face ama waji ah
Wuxuu bixiyaa Gaduudka iyo Haarada wuuna ku ifayaa
waxaad kaheleeysaa Carwa Cazaan cosmatics
Xarunta Mogadisho
Waaberi Via Laberia
0619511951
24/05/2020
Waxaan halkan ugu hambalyeenaa Umadda islamka Anigoo ku hadlaaya Maamulka iyo Shaqaalaha Carwo Cazaam Cosmatics
Ciid mubaarak
Ramadaan kariim
15/04/2020
Ogeeysiis muhiim ah Caawa oo aay taariiqdu ay ku beegan tahay 15-4-2020 laga bilaabo ilaa amar dambe
Macamisena waxaan lasocsiineeynaa ineey carwada xerantahay Bacdul cisho wixii kadambeeyo waane Xarunta Mogadisho ama Xamar
30/01/2020
SAWIR GASHADE
Marne waa miraayad sidookale waxaad gashankartaa Sawirada Xasuusta kugu ah
0619511951
28/01/2020
Aad ayaan ugu faraxsannahay inaad carwada soo booqato oo aad naga Adeegato mas'uul sare Sheekh Dahabi
27/01/2020
QAS QAS BIRIMO AH
ayaan idinka keennay Wadanka Turkey
waane 3 maalin oo kali
0619511951 Mogadisho
0618144746 Afgooye
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu