Baro makeup sax ah
makeup artist
17/04/2021
Iskudeys ka ciida waa diyaar nairobi ayaan kaaga soo tolnay waa soo dalban kartaa qiimo ku raali galiya insha allah
Muqdisho
26/09/2020
New arrivals
Waa diyaar iyo qiimo jaban
09/05/2018
kafogoow khaladaadkan markaad marsaneysid makeup
-inaadan nadiifin wajigaaga
- Wajigaaga oo aadan marin carem muradib/moisturizing
-Inaad dooratid foundation midabkaaga ahayn
-Inaadan isticmaalin brush ama suufka foundationka markaa marsaneysid
-powderka wajiga oo kamiya badan marsatid
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu