Asal Hair & Skin Clinic

Asal Hair & Skin Clinic

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asal Hair & Skin Clinic, Health/Beauty, Taleh, Mogadishu.

Recognized for Excellence 2025 & 2026 πŸ†
Best Hair Clinic 2025 β€’ Best Hair & Skin Clinic 2026
Hair Transplant β€’ Hair Restoration β€’ Dermatology
πŸ“ Taleh, Mogadishu
πŸ“ž +252 61 9223322
Book Your Consultation

05/10/2026

Hair Transplant-ku ma aha timo beeris oo keliya waa qorshe sax ah, hairline dabiici ah iyo natiijo waarta.

Asal Hair & Skin Clinic waxaan diiradda saarnaa:
βœ… Hairline si xirfad leh loo qorsheeyey
βœ… Muuqaal dabiici ah
βœ… Farsamo casri ah
βœ… Follow-up iyo daryeel kadib

πŸ“ Taleex, Muqdisho
πŸ“ž Book your consultation today.

Photos from Asal Hair & Skin Clinic's post 05/10/2026

Waxaan si rasmi ah uga qeyb nahay maalintii labaad ee Benaadir Business Expo 2026πŸ’™

Nagu soo booqo booth-ka Asal Hair & Skin Clinic si aad wax badan uga ogaato adeegyada Hair Transplant, Hair Treatments, Dermatology & Skin Care iyo fursadaha gaarka ah ee Expo-ga.

πŸ“ Benaadir Business Expo 2026
Maalinta 2aad

05/10/2026

Waxaan si rasmi ah uga qeyb nahay maalintii labaad ee Benaadir Business Expo 2026. πŸ’™

Nagu soo booqo booth-ka Asal Hair & Skin Clinic si aad wax badan uga ogaato adeegyada Hair Transplant, Hair Treatments, Dermatology & Skin Care iyo fursadaha gaarka ah ee Expo-ga.

πŸ“ Benaadir Business Expo 2026
Maalinta 2aad

05/10/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka nahay Benadir Business Expo 2026.

Booqo booth-ka Asal Hair & Skin Clinic si aad wax badan uga ogaato adeegyada Hair Transplant, Hair Treatments, Dermatology iyo Skin Care.
+252 61 9223322

πŸ“ Benadir Business Expo 2026

Photos from Asal Hair & Skin Clinic's post 04/10/2026

Waxaan joognaa Bandhiga Benadir Business Expo 2026.
Hadii aad joogto bandhiga Asal waxa ay qiimo dhimis ku sameesay dhamaan adeegyada Asal.
Ha seegin fursadaan.

04/10/2026

Hairline dabiici ah. Natiijo dabiici ah. βœ…

Hair Transplant-ka guuleysta kuma xirna oo keliya tirada grafts-ka waxa muhiimka ah waa qorsheyn sax ah, hairline dabiici ah iyo donor area si xirfad leh loo qiimeeyo.
FUE Hair Transplant wuxuu kaa caawin karaa dib-u-dhiska hairline-ka iyo meelaha timuhu ka yaraadeen, iyadoo qorshaha lagu saleeyo xaaladdaada gaarka ah.
πŸ“ Asal Hair & Skin Clinic – Taleex, Muqdisho
πŸ“© Book your consultation today.

03/10/2026

FUE Hair Transplant Muuqaal cusub. Kalsooni cusub. πŸ’™

Hairline dabiici ah iyo qorshe timahaaga si gaar ah loogu habeeyey. Natiijo wanaagsan waxay ka bilaabataa consultation iyo qorshe sax ah.

πŸ“ Asal Hair & Skin Clinic – Taleex, Muqdisho
πŸ“² Book your Consultation Today

03/10/2026

Gabareey, timahaagu ma sii qafiifayaan?

Samee Hair & Scalp Analysis si loo ogaado sababta timo daadashada loona helo treatment kugu habboon.

πŸ“ Asal Hair & Skin Clinic – Taleex, Muqdisho

02/10/2026

Maanta beero, berri iska bixi lacagta. πŸ’³

Asal Hair & Skin Clinic waxay kuu diyaarisay Hair Transplant Payment Plan oo kuu sahlaya inaad hesho adeegga beerista timaha adigoo lacagta u bixinaya si qorsheysan oo qaybo ah.

Waxaad helaysaa adeeg xirfad leh, dhakhaatiir khibrad leh, iyo nidaam lacag-bixin oo cad oo fudud.

πŸ“Œ Flexible Installments
πŸ“Œ Safe & Professional Service
πŸ“Œ Experienced Surgeons
πŸ“Œ Transparent Process

Ha u oggolaan miisaaniyaddu inay dib kuu dhigto qorshahaaga Hair Transplant-ka.

πŸ“ž La xiriir Asal Hair & Skin Clinic maanta oo qabso Consultation-kaaga.

02/10/2026

πŸ§‘β€πŸ¦± Saaxiibkaa wuxuu ku leeyahay Bidaartu waa ragannimo. Laakiin adiga markaad muraayadda eegto, maxay kuu sheegaysaa?

Haddii hairline-kaagu dib u sii gurayo ama crown-kaagu qafiifayo, ha sugin ilaa timo-daadashadu sii muuqato.

Shampoo, saliid ama product random ah ha ku bilaabin adigoon marka h**e ogaan xaaladda timahaaga.

πŸ” Samee Hair & Scalp Analysis
πŸ‘¨β€βš•οΈ Ogoow heerka timo-daadashadaada
πŸ“‹ Hel qorshaha treatment-ka kugu habboon

Hairline-kaaga ha u oggolaan inuu kaa sii fogaado.

πŸ“ Asal Hair & Skin Clinic – Taleex, Muqdisho
πŸ“² La xiriir maanta si aad u qabsato consultation.

Category

Address


Taleh
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Hair & Skin Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.