Ra’ed Cosmetics
Home of beauty and Perfumes, Ra’ed Cosmetics will help you get the highest Quality Products at all
22/06/2020
Waa Saliid iyo biyo jirka loo isticmaalo waxaa lagu dhalaaliyaa, laguna qurxiyaa jirka. Waxa ayna baabi'saa Mad madowga jirka.
: Muqdisho, Isgoyska Banaadir, Kasoo horjeedka Riham Hotel.
17/06/2020
Waa kareem loogu talagalay wajiga, waxa uuna uyahay nafaqo wajiga.
09/06/2020
Waxaa loogu talagalay waa barafuun caraf dagan leh, mana lahan wax xasaasiyad ah. Hadaba macmiil soogaar xarunta Shirkadda.
Goobta: Muqdisho, Isgoyska Benadir, kasoo horjeedka Rihaam Hotel. Ama wac Nambarada kuxusan lambarada kuqoran masawirka.
03/06/2020
Waa Saliid jirka loo isticmaalo.
Saliidan waxa ay ufiican thy jeex jeexa jirka
@ Dumarka Uurka leh
@ Dadka Cayilan marka ay caatoobaan jirkooduna uu sameeyo jeex jeex
@ waana saliid jirka loogu talagalay si loo ilaaliyo quruxda maqaarka.
: muqdisho, isgoyska Banaadir kasoo horjeedka Riham Hotel
02/06/2020
Maalin Wanaagsan. Macmiil kusoo dhawoow CARFISADA . Waxaa loo isticmaalaa iyo .
Wholesaler & Retailer:
Goobta: isgoyska Banaadir, kasoo horjeedka Riham Hotel.
31/05/2020
Macmiil Horay ma u isticmaashay
Fadlan aqri macluumaadka kuqoran masawirka, siina Share gareey si ay ugaarto asxaabtaada, Mahadsanid
: isgoyska Banaadir, kasoo horjedka Rihaam Hotel.
17/03/2020
Saabuun Tayo leh oo Jeermis dile ah, xumbo fiican oo gacmaha u roon.
24/02/2020
Dalabaatka Jumlada kala xiriir 0616111163/0618021125
22/02/2020
Hair Removal Cream
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Banadir Junction
Mogadishu
00000
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 22:00 |
| Tuesday | 09:00 - 22:00 |
| Wednesday | 09:00 - 22:00 |
| Thursday | 09:00 - 22:00 |
| Friday | 16:00 - 22:00 |
| Saturday | 09:00 - 22:00 |
| Sunday | 09:00 - 22:00 |